{"id":43087,"date":"2018-01-05T02:38:02","date_gmt":"2018-01-04T23:38:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43087"},"modified":"2018-01-05T02:38:22","modified_gmt":"2018-01-04T23:38:22","slug":"ciidamada-dalka-kenya-oo-heegan-buuxa-ku-jira-baqdin-laga-qabo-xoogaga-al-shabaab-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/ciidamada-dalka-kenya-oo-heegan-buuxa-ku-jira-baqdin-laga-qabo-xoogaga-al-shabaab-awgeed\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dalka Kenya oo Heegan Buuxa Ku jira Baqdin Laga Qabo Xoogaga Al-shabaab Awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kenya-adkeyn-amni.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43088\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kenya-adkeyn-amni.jpg\" alt=\"\" width=\"941\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kenya-adkeyn-amni.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kenya-adkeyn-amni-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 941px) 100vw, 941px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay feejignaan dheeri ah ay geliyeen ciidamada AmaankaWaqooyi Bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war heshay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo weerar la damacsan Gobolkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamo dheeraad ah oo isugu jira Boolis iyo Militari ayaa lagu xoojiyay deegaanka Elwak-Kotulo iyo wadada dheer ee xiriirisa magaalada Mandheera iyo degaankaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaalka u hadlay Booliska Mandera oo lagu magacaabo Daniel Bundotich,ayaa warbaahinta Kenya u sheegay in ay doonayaan in ay xakameeyaan weerarrada uga yimaada Al-shabaab ee gobolka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCiidamo badan ayaan geynay deegaano duleedka ka ah degmada Mandheera si looga hortago falal lidi ku ah ammaanka oo ka yimaada Al-Shabaab\u201dayuu yiri Mr Daniel Bundotich.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab ayaa Talaadadii la soo dhaafay dilay Afar Sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Kenya oo ku roondeynayay Waddada Elwak-Kotulo oo ka tirsan degmada Mandera.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada loo diyaariyay ka hortaga Weerarrada Al-Shabaab ayeey Saraakiisha ciidamada Booliska Kenya sheegeen in ay aad u hubeysan yihiin, kuwaas oo u dhameystiran qalabkooda Ciidan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u soo afjari lahayd xoogagga Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya Keymaha Boni ee dhulka xeebta Kenya, waxaana ciidamada difaaca Kenya oo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ay howlgal ka wadaan degaanadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay feejignaan dheeri ah ay geliyeen ciidamada AmaankaWaqooyi Bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war heshay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo weerar la damacsan Gobolkaasi. Ciidamo dheeraad ah oo isugu jira Boolis iyo Militari ayaa lagu xoojiyay deegaanka Elwak-Kotulo iyo wadada dheer ee xiriirisa magaalada Mandheera [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43087"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43090,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43087\/revisions\/43090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}