{"id":43056,"date":"2018-01-03T21:07:20","date_gmt":"2018-01-03T18:07:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43056"},"modified":"2018-01-03T21:07:47","modified_gmt":"2018-01-03T18:07:47","slug":"wasiirka-koowaad-ee-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-ogolyihiin-dhaliisha-ka-tarjumeysa-danta-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/wasiirka-koowaad-ee-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-ogolyihiin-dhaliisha-ka-tarjumeysa-danta-guud\/","title":{"rendered":"Wasiirka Koowaad ee Dawladda Federalka Soomaaliya oo Sheegey in ay Ogolyihiin Dhaliisha ka Tarjumeysa Danta Guud."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/rw-kheyre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43057\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/rw-kheyre.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/rw-kheyre.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/rw-kheyre-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso dhaliilaha uga imanaya mucaaradka, waxaana uu sheegay in ay aqbalayaan dhaliil kasta oo aan aheyn mid Dan Shaqsi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waan soo dhaweynayaa qof kasta oo Soomaaliyeed oo na dhaliileysa, haddii aan nala dhaliilin ma wanaagsaaneyno, haddii aan nala dhaliilin shaqadeenu maka sii wanaagsanaaneyso sida ay hadda tahay, laakiin dhaliisho waa aysan noqon mid Dan gaar ah ama Shaqsi ah oo lagu dhaliilayo dowlad ama nidaam Soomaaliya \u2019\u2019ayuu yiri Ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu intaa ku daray in mar walba ay soo dhaweynayaan sida uu hadalka u dhigay dhaliil u tilmaameysa waddada Wanaaga iyo dowladnimada, una baahan yihiin dhaliilaha noocaa ee wax lagu toosinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waa dhab in aan Ad-adagnahay, laakiin waxaan ku Ad-adagnahay sharciga iyo kala danbeynta dalka, soo celinta sharaftii iyo karaamada umadda Soomaaliya, dib u yagleelida dowladnimo Soomaaliyeed\u2019\u2019 ayuu intaa ku sii daray ra\u2019iisal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa imanaya xili maalmihii ugu danbeeyayba ay taagneyd xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa dowladda federaalka iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso dhaliilaha uga imanaya mucaaradka, waxaana uu sheegay in ay aqbalayaan dhaliil kasta oo aan aheyn mid Dan Shaqsi ah. \u2018\u2019Waan soo dhaweynayaa qof kasta oo Soomaaliyeed oo na dhaliileysa, haddii aan nala dhaliilin ma wanaagsaaneyno, haddii aan nala dhaliilin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43057,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43056","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43056"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43059,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43056\/revisions\/43059"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}