{"id":43053,"date":"2018-01-03T20:00:15","date_gmt":"2018-01-03T17:00:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43053"},"modified":"2018-01-03T20:57:27","modified_gmt":"2018-01-03T17:57:27","slug":"siyaasiga-craxmaan-cshakuur-oo-maxkamadda-racfaanka-gobolka-banaadir-xayiraad-kusoo-rogtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/siyaasiga-craxmaan-cshakuur-oo-maxkamadda-racfaanka-gobolka-banaadir-xayiraad-kusoo-rogtey\/","title":{"rendered":"Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur oo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Xayiraad kusoo Rogtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-c-shakuur-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42944\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-c-shakuur-2.jpg\" alt=\"\" width=\"920\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-c-shakuur-2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-c-shakuur-2-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 920px) 100vw, 920px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday go\u2019aankii ay horay u gaartay Maxkamada gobolka Banaadir oo ahaa in aan wax Racfaan ah laga qaadan karin dacwada Cabdiraxmaan CabdiShakuur, waxaana maanta loo fasaxay xeer ilaalinta Qaranka in ay sii wataan baaritaannkooda la xiriira eedeymaha ka dhanka ah Siyaasiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale maxkamada ayaa ka mamnuucday safarada dibada ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur inta uu socdo baaritaanka la xiriira dacwadaha loo heysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxay maxkamaddu ganaax dul dhigtay sideed qarreen oo ay sheegtay in ay diideen in ay ka difaacaan siyaasiga eedaha loo haysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qarreennadan ayaa Shan ka mid ah laga joojiyay shaqada muddo labo bilood ah iyo in ay bixiyaan Lacag shilin Soomaali ah oo u dhiganta $2000, halka saddex ka mid ah lagu xukumay in ay bixiyaan min $2000.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa. Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday go\u2019aankii ay horay u gaartay Maxkamada gobolka Banaadir oo ahaa in aan wax Racfaan ah laga qaadan karin dacwada Cabdiraxmaan CabdiShakuur, waxaana maanta loo fasaxay xeer ilaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43055,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43053\/revisions\/43055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}