{"id":43038,"date":"2018-01-03T18:08:21","date_gmt":"2018-01-03T15:08:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43038"},"modified":"2018-01-03T18:09:03","modified_gmt":"2018-01-03T15:09:03","slug":"siyaasiga-craxmaan-cshakuur-oo-maanta-laga-sugayo-maxkamadda-racfaanka-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/siyaasiga-craxmaan-cshakuur-oo-maanta-laga-sugayo-maxkamadda-racfaanka-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur oo Maanta laga Sugayo Maxkamadda Racfaanka G\/banaadir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/craxmaan-c-shakuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/craxmaan-c-shakuur.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"524\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/craxmaan-c-shakuur.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/craxmaan-c-shakuur-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa lagu wadaa in Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir\u00a0 uu hortago Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamadda Racfaanka Qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in 03-da January 2018 oo maanta ku beegan Maxkamadda laga sugayo Siyaasiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalka Maxkamadda ay soo saartay waxaa sidoo kale ku qornaa in ay ku wargelisay Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska degmada Wadajir in ay gaarsiiyaan mudada loo qabtay dhageysiga dacwadiisa, si uu uga soo qeyb galo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale ka qeyb galaya dhageysiga iyo Dooda Dacwadda, waxaana dhammaan dhinacyada lagu wargeliyay in ay waqtiga ilaaliyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblawe oo 26-kii December soo saaray warqad qoraal ayaa wuxuu ku sheegay in uu dib u furay kiiska Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maxkamadda looga yeeray 27-kii December, balse Maxkamadda uusan hor imaan, taasina ay qasabtay in mar kale waqti loo qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">War uu shalay soo saaray Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku sheegayin aysan jirin cid dacwad sharci ah ku haysata, waxaana uu ku eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Qaranka in uu ku soo oogayo dacwad siyaasadeysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa lagu wadaa in Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir\u00a0 uu hortago Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamadda Racfaanka Qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in 03-da January 2018 oo maanta ku beegan Maxkamadda laga sugayo Siyaasiga. Qoraalka Maxkamadda ay soo saartay waxaa sidoo kale ku qornaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43038"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43041,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43038\/revisions\/43041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}