{"id":43025,"date":"2018-01-03T05:29:47","date_gmt":"2018-01-03T02:29:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43025"},"modified":"2018-01-03T05:32:49","modified_gmt":"2018-01-03T02:32:49","slug":"xukuumadda-israaiil-oo-gabar-falastiini-ah-u-xirtey-askeri-ay-dharbaaxdey-anshax-darro-darteed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/xukuumadda-israaiil-oo-gabar-falastiini-ah-u-xirtey-askeri-ay-dharbaaxdey-anshax-darro-darteed\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Israa&#8217;iil oo Gabar Falastiini ah u Xirtey Askeri ay Dharbaaxdey Anshax Darro Darteed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gabar-falastiin-ah.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gabar-falastiin-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"1060\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gabar-falastiin-ah.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/gabar-falastiin-ah-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1060px) 100vw, 1060px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Israa&#8217;iil ayaa gabar yar oo Falastiiniyad ah ku soo oogay dacwad ka dib markii aad la isula wadaagay muuqaal laga duubay iyada oo dhirbaaxaysa oo riixaysa askari Israa&#8217;iili ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ahed Tamimi oo 17 jir ah iyo qaraabadeeda ayaa la duubay iyaga oo ay is hayaan askar, baraha bulshada ee Falastiiniyiinta ayaana aad la isugula wadaagay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay wajahaysaa 12 dacwadood oo ay ka mid yihiin waxyeelo halis ah iyo dhagax tuur.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin qoyskeeda ayaa sheegay in ay ka qayb qaadanayeen iska caabin sharci ah marka uu mudaharaadka ka socday daanta galbeed ee la haysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Milatariga Israa&#8217;iil wuxuu sheegay in ciidammadu ay ka hortagayeen Falastiiniyiin dhagaxaan ku soo tuurayay baabuur goobtaas agteeda marayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muuqaalkaas oo la duubay 15 December ayaa muujinaya koox dumar ah oo ay ka mid tahay Tamini oo ku qaylyaya, garaacaya, laadayana labo askari oo aad u hubaysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Onlineka ayaa aad la isugula wadaagay dad badan oo Falastiiniyiin ahna waxay Tamini ku ammaaneen in ay tahay halyeeyad ka soo horjeedsatay haysashada Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hooyadeed oo muuqaalka ka duubtay ka dibna Facebook soo dhigtay ayaa sidoo kale dacwado lagu soo oogay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Israa&#8217;iil ayaa gabar yar oo Falastiiniyad ah ku soo oogay dacwad ka dib markii aad la isula wadaagay muuqaal laga duubay iyada oo dhirbaaxaysa oo riixaysa askari Israa&#8217;iili ah. Ahed Tamimi oo 17 jir ah iyo qaraabadeeda ayaa la duubay iyaga oo ay is hayaan askar, baraha bulshada ee Falastiiniyiinta ayaana aad la isugula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43025"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43028,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43025\/revisions\/43028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}