{"id":43021,"date":"2018-01-03T05:05:38","date_gmt":"2018-01-03T02:05:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43021"},"modified":"2018-01-03T05:06:08","modified_gmt":"2018-01-03T02:06:08","slug":"mweynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-oo-dalka-pakistan-ku-eedeeyey-been-iyo-khiyaano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/mweynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-oo-dalka-pakistan-ku-eedeeyey-been-iyo-khiyaano\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo Dalka Pakistan ku Eedeeyey Been iyo Khiyaano."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-m-trump.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43022\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-m-trump.jpg\" alt=\"\" width=\"982\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-m-trump.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/m-m-trump-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 982px) 100vw, 982px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Twitterkiisii u horreeyay ee uu sannadkan cusub soo dhigo ayuu Pakistan ku eedeeyay in uu gabaad siinayo argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Pakistan ayaa Twitterkaas si car leh uga jawaabtay, waxayna sheegtay in dhamaan deeqda la siiyo si fiican loo maareeyo Trumpna uu \u201cka gubanayo jabka uu Maraykanku kala kulmay Afghanistan\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maraykankan ayaa ka baaraan dagaya in uu xanibo in kabadan 250 milyan oo doolar oo deeq ah oo Pakistan loo diri lahaa bisha Agoosto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadaas ayaa loo arkaa in ay dhalisay Pakistan oo u muuqda in uu ku guuldaraystay si wayn wax uga qabashada la dagaalanka argagixisada, sida uu ku warramay wargeyska Ney York Times.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaraykanku si doqonimo ah ayuu Pakistan u siiyay in kabadan 33 bilyan oo doolar oo deeq ah 15kii sano ee la soo dhaafay, wax aan been iyo khayaano ahaynna kama aanaan helin, iyaga oo u malaynaya in hogaamiyeyaashanadu ay doqomo yihiin,\u201d ayuu Twitterka ku qoray Trump.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu intaas ku sii daray \u201cgabaad ayay siiyaan argagixisada aan Afghanistan ku ugaarsanayno, caawimaad yar ayaana ka helnaa\u201d taasina ma sii jiri doonro!\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka arrimaha dibadda ee Pakistan Khawaja Asif ayaa telefishinka Geo TV ee Pakistan u sheegay \u201cMaraykanka waxaan horayba ugu wargalinay in aysan jirin wax dheeraad ah oon qabanayno, marka Trump \u201cdheeraadkiisu\u201d wax ahmiyad ah ma laha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Pakistan waxay si cad Maraykanka ula wadaagtaa macluumaad kaste oo ku saabsan qaabka loo adeegsado deeqda Maraykanka laga helo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo. Twitterkiisii u horreeyay ee uu sannadkan cusub soo dhigo ayuu Pakistan ku eedeeyay in uu gabaad siinayo argagixisada. Pakistan ayaa Twitterkaas si car leh uga jawaabtay, waxayna sheegtay in dhamaan deeqda la siiyo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43021"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43021\/revisions\/43024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}