{"id":43009,"date":"2018-01-03T04:36:00","date_gmt":"2018-01-03T01:36:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43009"},"modified":"2018-01-03T04:36:24","modified_gmt":"2018-01-03T01:36:24","slug":"saraakiil-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibey-maamulka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/saraakiil-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibey-maamulka-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka Tirsanaa Al-shabaab oo Isu soo Dhiibey Maamulka Koonfur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-is-dhiib.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43010\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-is-dhiib.jpg\" alt=\"\" width=\"882\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-is-dhiib.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/alshabaab-is-dhiib-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 882px) 100vw, 882px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararaka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in labo Sarkaal oo\u00a0ka tirsanaa ururka Al-shabaab isku dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee degmada , kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raggan oo Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa waxa ay ku sugan yihiin xarunta degmada, waxaana gacanta ku haya Guddoomiyaha degmada Buurhakaba iyo saraakiisha ammaanka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf (Gacma) oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in raggan isa soo dhiibay ay dhib ku hayeen sida uu hadalka u dhigay\u00a0 shacabka Koonfur Galbeed, balse hada ay ka soo laabteen go\u2019aankooda hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay maalmahan dambe in ay soo badanayaan ragga Shabaab ka soo goosanaya ee isku soo dhiibaya Koonfur Galbeed, isaga oo sidoo kale tilmaamay in ay gacmo furan ku soo dhaweyn doonaan, oo shacabkooda ay ka mid noqon doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nuuradiin Yuusuf (Gacma) Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhalinyarada Shabaab ka tirsan ugu baaqay in ay isku soo dhiibaan Maamulka Koonfur Galbeed, si wanaagsan loola dhaqmi doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararaka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in labo Sarkaal oo\u00a0ka tirsanaa ururka Al-shabaab isku dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee degmada , kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed. Raggan oo Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa waxa ay ku sugan yihiin xarunta degmada, waxaana gacanta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43012,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43009\/revisions\/43012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}