{"id":43004,"date":"2018-01-02T00:12:42","date_gmt":"2018-01-01T21:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=43004"},"modified":"2018-01-02T00:14:28","modified_gmt":"2018-01-01T21:14:28","slug":"wafdi-ka-socda-dawladda-federalka-iyo-maamulka-jubaland-oo-bxaawo-gaarey-muran-beryahan-ka-jirey-derbiga-soohdinta-kenya-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/wafdi-ka-socda-dawladda-federalka-iyo-maamulka-jubaland-oo-bxaawo-gaarey-muran-beryahan-ka-jirey-derbiga-soohdinta-kenya-awgeed\/","title":{"rendered":"Wafdi ka Socda Dawladda Federalka iyo M\/Jubaland oo B\/xaawo Gaarey Muran Beryahan ka jirey Derbiga Soohdinta Kenya Awgeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/derbiga-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-43005\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/derbiga-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"829\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/derbiga-kenya.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/derbiga-kenya-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 829px) 100vw, 829px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), islamarkaana uu qeyb ka ahaa madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max\u2019uud Sayid Aadan, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka dalka, wasiirro ka tirsan Jubbaland iyo agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baladxaawo.<\/p>\n<p>Madaxdan oo ka ambabaxay magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho ayaa ka dagay degmada Doolow, ayagoo usii gudbay dhanka degmada Baladxaawo, halkaa oo ay maalmihii u danbeeyay ka taagnaayeen xiisado ka dhashay kadib markii dadka deegaanka ay ka mudaaharaadeen xad gudub ay sheegeen in Kenya ay ku sameeysay soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka degmadaasi.<\/p>\n<p>Masuuliyintan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameeyn doonaan muranka ka taagan soohdinta.<\/p>\n<p>Wasiir arimaha gudaha dalka ayaa sheegay in ay Baladxaawo u yimaadeen in ay baaritaan ku sameeyaan xad gudbka la sheegay in Kenya ku sameeysay soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa mudooyinkii u danbeeyay xeydaab ka dhiseeysay soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya, waxaana cabirka xeydaabka uu soo galay sida ay sheegeen dadka degmada Baladxaawo soohdinta dhanka Soomaaliya, gaar ahaan dhismayaashii hore ee dowliga ahaa ee ku yaallay Baladxaawo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), islamarkaana uu qeyb ka ahaa madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max\u2019uud Sayid Aadan, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka dalka, wasiirro ka tirsan Jubbaland iyo agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo masuuliyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":43005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-43004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43004\/revisions\/43007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}