{"id":42993,"date":"2018-01-01T22:07:33","date_gmt":"2018-01-01T19:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42993"},"modified":"2018-01-01T22:21:23","modified_gmt":"2018-01-01T19:21:23","slug":"magaalada-garoowe-ee-xarunta-puntland-oo-lagu-soo-dhaweeyey-wasiirka-qorsheynta-dawlada-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/magaalada-garoowe-ee-xarunta-puntland-oo-lagu-soo-dhaweeyey-wasiirka-qorsheynta-dawlada-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland oo lagu soo Dhaweeyey Wasiirka Qorsheynta Dawlada Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta.jpg 1080w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta-768x432.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/w-qorsheynta-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorshaynta &amp; Xiriirka Caalamiga ah ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftiga waxaa ku soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha ee Garowe Wasiirka Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw-Yuusuf Ciise, Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Puntland iyo dawdwayne kaga hortegay banaanka magaalada iyo garoonka u dhexaysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa halkaasi ugu horayn la hadlay saxaafadda oo sheegay in uu ku faraxsan yahay booqashada wafdiga ka socda dowladda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dMaanta waxaa sharaf wayn noo ah in aan Wasiirka Qorshaynta, Maal-geshiga iyo horumarinta dhaqaalaha Jamaal Maxamed Xassan in aan ku soo dhoweeyno Puntland, Wasiir soo dhowow waxaad timid gurigaagii aad baa laguu sugaayey\u201d ayuu yiri Wasiir Shire Xaaji Faarax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intaasi kaddib,Wasiirka Qorshaynta, Maal-geshiga iyo horumarinta &amp; Dhaqaalaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa markiisa la hadlay Wariyeyaasha waxaana uu ka mahad celiyey sida wanaagsan ee masuuliyiinta iyo shacabka reer Puntland ugu soo dhoweyeen Magaalada Garoowe.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dDhammaan Dalwada Puntland Wasiiradda Amniga, Qorshaynta iyo Wasiir ku xigeenka deegaanka, Cuqaasha , Salaadiinta, dhamaan dadka halkan iskugu yimid, Sida Wasiir Shire Xaaji uu sheegay Puntland waa gurigaygii aad iyo aad bana ugu faraxsanahay in aan maanta Garoowe idin ku soo booqdo, maalmahana waan joogayaa waxaan u imid shaqo, waxaan rabaa hadii Allah idmo bal inaan aragno wanaaga iyo horumarka aad gaarteen aannu fiirino wixii aan ku kordhinkarnona aan ku kordhino hadii Alah idmona maalmahan waan is arki doonaa\u201d ayuu yidhi Jamaal Maxamed Xassan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftiga ka socda Dawlada Federaalka Soomaaliya uu hoggaaminayo Wasiirka Qorshaynta, Maal-geshiga iyo Horumarinta &amp; Dhaqalaha Jamaal Max\u2019ed Xassan ayaa ku soo aadaya iyadoo Garoowe iyo guudahaan Puntland la isku diyaarinayo soo dhoweynta Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la faliyo in uu dhowaan soo gaarayo Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorshaynta &amp; Xiriirka Caalamiga ah ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Weftiga waxaa ku soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha ee Garowe Wasiirka Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw-Yuusuf Ciise, Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42993\/revisions\/42995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}