{"id":42977,"date":"2018-01-01T21:09:48","date_gmt":"2018-01-01T18:09:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42977"},"modified":"2018-01-01T21:12:38","modified_gmt":"2018-01-01T18:12:38","slug":"samatar-cqeybdiid-oo-rwasaare-khayre-uu-gurigiisa-ku-booqdey-isagoo-uga-tacsideeyey-ciidamadii-gurigiisa-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/01\/samatar-cqeybdiid-oo-rwasaare-khayre-uu-gurigiisa-ku-booqdey-isagoo-uga-tacsideeyey-ciidamadii-gurigiisa-galey\/","title":{"rendered":"Samatar C\/qeybdiid oo R\/wasaare Khayre uu Gurigiisa ku Booqdey isagoo uga Tacsideeyey Ciidamadii Gurigiisa Galey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kheyre-iyo-qaybdiid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kheyre-iyo-qaybdiid.jpg\" alt=\"\" width=\"883\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kheyre-iyo-qaybdiid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/kheyre-iyo-qaybdiid-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 883px) 100vw, 883px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Ujeedka booqashadiisa la xiriirtay in uu la qeybsado Senetorka dareenka ka dhashay falkii lagu weeraray Gurigiisa, kaasi oo maalin ka hor ay u galeen ciidamo hubeysan, kadibna Gurigiisa ka fuliyay baaritaano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u muujiyay Senator Cabdi Qeybdiid in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay falkaasi weerarka ah, islamarkaana ay dowladdu ka jawaabi doonto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa falkaasi loo xirey ilaa 41 Askari iyo saraakiil, kuwaasi oo loo haysto in ay ku lug leeyihiin weerarkaasi, waxaana ku socda baaritaano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Senator Qeybdiid ayaa u mahadceliyay booqashada Ra\u2019iisul Wasaaraha uu ugu yimid waxana uu ka dalbaday in loo sheego cidii ka dambeysay oo bixisay amarka weerarka lagu qaaday hoygiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas&#8217;uuliyiintii booqatay guriga Senator -ka kaddib markii uu weerarka dhacay waxaa ka mid ahaa Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed oo arkay khasaaraha la gaarsiiyay guriga, waxaana uu guddoomiyuhu ku tilmaamay falkaas in uu ahaa mid laga xumaado oo aan la aqbali karin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Ujeedka booqashadiisa la xiriirtay in uu la qeybsado Senetorka dareenka ka dhashay falkii lagu weeraray Gurigiisa, kaasi oo maalin ka hor ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42980,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42977\/revisions\/42980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}