{"id":42929,"date":"2017-12-31T04:24:34","date_gmt":"2017-12-31T01:24:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42929"},"modified":"2017-12-31T04:25:13","modified_gmt":"2017-12-31T01:25:13","slug":"samatar-qeybdiid-oo-sheegey-in-ciidamadii-gurigiisa-galay-ay-ka-amar-qaadanayeen-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/samatar-qeybdiid-oo-sheegey-in-ciidamadii-gurigiisa-galay-ay-ka-amar-qaadanayeen-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Samatar: Qeybdiid oo Sheegey in Ciidamadii Gurigiisa Galay ay ka Amar Qaadanayeen Imaaraadka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qeybdiid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qeybdiid.jpg\" alt=\"\" width=\"953\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qeybdiid.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qeybdiid-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Markii uu falku dhacay waxaa uu soo wacay Ninka lagu magacaabo Saadiq Joon oo ii sheegay in ciidamada Gurigeyga soo weeraray ka tirsanaayeen ciidamada uu Imaaraadku\u00a0 tababaro ee ku sugan Muqdisho\u2019\u2019 ayuu yiri Senator CabdiQeybdiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">CabdiQeybdiid ayaa intaa ku darray in uu ka maqnaa markii uu falka ka dhacayay Guriga hasse ahaatee ay ciidamadu Qoryo ku qabteen sida uu hadalka u dhigay Gabar uu dhalay iyo Xaaskiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Dec\/20171230636502250609505700_99413578_guriga_qaybdiid2.jpg\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"351\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0\u2018\u2019Koley Annaga ciidamada dowladda ayaa u aragnaa ciidamada soo gallay Guriga, waxaa halkan noogu yimid taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in ay baarayaan falka dhacay\u2019\u2019 ayuu yiri CabdiQeydiid<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo dhacdadan ka hadlay ayaa sheegay in uu farayo laamaha ciidamada in ay si deg deg ah shariga loo horkeeno cid kasta oo ka danbeysay weerarka guriga Senator Qeybdiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta. \u2018\u2019 Markii uu falku dhacay waxaa uu soo wacay Ninka lagu magacaabo Saadiq Joon oo ii sheegay in ciidamada Gurigeyga soo weeraray ka tirsanaayeen ciidamada uu Imaaraadku\u00a0 tababaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42929","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42929"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42932,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42929\/revisions\/42932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}