{"id":42913,"date":"2017-12-31T03:50:53","date_gmt":"2017-12-31T00:50:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42913"},"modified":"2017-12-31T03:51:29","modified_gmt":"2017-12-31T00:51:29","slug":"abaaraha-iyo-biyo-laaanta-ka-jirta-soomaaliya-oo-dawladda-federalku-ugu-tala-gashey-lacag-dhan-2-7-million","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/abaaraha-iyo-biyo-laaanta-ka-jirta-soomaaliya-oo-dawladda-federalku-ugu-tala-gashey-lacag-dhan-2-7-million\/","title":{"rendered":"Abaaraha iyo Biyo La&#8217;aanta ka Jirta Soomaaliya oo Dawladda Federalku ugu tala gashey Lacag Dhan 2.7 Million."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bayle-2.7-milyan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bayle-2.7-milyan.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bayle-2.7-milyan.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bayle-2.7-milyan-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bayle-2.7-milyan-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar \u2013ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la\u2019aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya hay\u2019adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka, lacagtaasi ayaa waxaa looga Gol-leeyahay in wax looga qabto abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya iyo waliba Biyo la\u2019aanta, waxaana ka faaideysan doona marka la hirgaliyo Bulsho badan oo u baahan kaalmadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saxiixa Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxa Hey,adda N R C ayaa ku saleyysan Nidaamkii balanqaadka horey u dhexmaray Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya iyo hey,adda lacagata Aduunka IMF-ta, waxa uuna la xariiray howlaha Maaliyadeed ee ay Wasaraddu ku guuleeysatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdirixmaan Ducaale Beyle waxaa uu faah faahin ka bixiyay meelaha muddan in wax looga qabto,wuxuuna si gaar ah u tilmamaay in Deegaanada Maamul-goboleedyada dalka ka jira wax loogu qaban doono,maadaama ay ka jiraan baahiyo badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa hey,adda NRC Barnabaa Asarg ayaa uga mahadceliyay Wasaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya, nidaamka wada shaqeyneed ee dhexmaray labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mashruucan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay maamusho Wasaarada Maaliyadda kaa oo loogu talagalay deegaanada Doowlad goboleedyada Dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar \u2013ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la\u2019aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya. Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya hay\u2019adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka, lacagtaasi ayaa waxaa looga Gol-leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42915,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42913\/revisions\/42915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}