{"id":42909,"date":"2017-12-31T03:35:39","date_gmt":"2017-12-31T00:35:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42909"},"modified":"2017-12-31T03:35:51","modified_gmt":"2017-12-31T00:35:51","slug":"dhacdooyinka-iyo-xaaladda-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-mweynihii-hore-cabdiqaasim-salaad-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/dhacdooyinka-iyo-xaaladda-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-mweynihii-hore-cabdiqaasim-salaad-xasan\/","title":{"rendered":"Dhacdooyinka iyo Xaaladda Soomaaliya oo uu ka Hadley M\/weynihii Hore Cabdi\/Qaasim Salaad Xasan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qaasim-salad-xasan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qaasim-salad-xasan.jpg\" alt=\"\" width=\"968\" height=\"544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qaasim-salad-xasan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/cabdi-qaasim-salad-xasan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 968px) 100vw, 968px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore \u00a0ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">CabdiQaasim oo la hadlayay Idaacada VOA Laanteda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in xilligan aan loo baahneyn in laga shaqeeyo burbur ku yimaada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Mucaarad wuu jiri karaa oo dowladda wuxuu uga iman karaa Baarlamaanka ama Aqalka Sare balse waxaa la rabaa mucaarad xaq ah wax fiican ku hadlaya,\u201dayuu yiri CabdiQaasim Salaad Xasan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu baaqay dhinaca dowladda in ay la tashiyo la sameyso bulshada Soomaaliyeed taa badalkeeda bulshada looga baahan yahay in ay xurmeeyaan dowladooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">CabdiQaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay mucaaradka inay noqdaan mucaarad wax dhisaya oo aysan noqon mucaarad dalka baabi\u2019inaya dowladana ridaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ku soo beegmaya xilli dowlada Soomaaliya ay la kulmeyso mucaaradad ugaga imanaya siyaasiyiin ku jira labada gole iyo kuwo kale oo aan ka mid ahaynba.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore \u00a0ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya. CabdiQaasim oo la hadlayay Idaacada VOA Laanteda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in xilligan aan loo baahneyn in laga shaqeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42909"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42912,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42909\/revisions\/42912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}