{"id":42901,"date":"2017-12-31T03:24:38","date_gmt":"2017-12-31T00:24:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42901"},"modified":"2017-12-31T03:25:08","modified_gmt":"2017-12-31T00:25:08","slug":"barlamaanada-dawladda-dhexe-iyo-maamul-goboleedyada-oo-shirkoodi-baydhabo-lagu-soo-gaban-gabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/barlamaanada-dawladda-dhexe-iyo-maamul-goboleedyada-oo-shirkoodi-baydhabo-lagu-soo-gaban-gabeeyey\/","title":{"rendered":"Barlamaanada Dawladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo Shirkoodi Baydhabo lagu soo Gaban gabeeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-baydhabo-ee-barlamaanada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-baydhabo-ee-barlamaanada.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-baydhabo-ee-barlamaanada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-baydhabo-ee-barlamaanada-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyay shir maalmihii ugu danbeeyayba halkaa ay ku lahaayeen Guddoomiyayaasha Baarlamaannada maamul gobolleedyada iyo guddoonka baarlamaanka dowladda Federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Golaha Shacabka iyo uddoomiyeyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninayaayay intii u socday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada muhiimka ee shirkan loogu hadlay ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee labada guddoon.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale shirka waxaa loogu hadlay sidii loo joogteyn lahaa wada shaqeyn iyo iska warqab dhexmara Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanada baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya C\/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa warbaahinta u aqriyay war murtiyeedkii shirka ka soo baxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkaan Baydhabo lagu soo gabagabeeyay ayaa ah Shirkii ugu horeeyay ee noociisa ay isugu yimaadaan Gudoonka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyayaasha Barlamaanada dowlad Goboledyada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyay shir maalmihii ugu danbeeyayba halkaa ay ku lahaayeen Guddoomiyayaasha Baarlamaannada maamul gobolleedyada iyo guddoonka baarlamaanka dowladda Federaalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Golaha Shacabka iyo uddoomiyeyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka. Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninayaayay intii u socday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42901"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42908,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42901\/revisions\/42908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}