{"id":42897,"date":"2017-12-31T03:14:15","date_gmt":"2017-12-31T00:14:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42897"},"modified":"2017-12-31T03:14:54","modified_gmt":"2017-12-31T00:14:54","slug":"darbiga-ay-dawladda-kenya-ka-dhisayso-xuduud-beeneedka-labada-dal-oo-guddiga-difaaca-barlamaanku-kulan-a-yeelanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/darbiga-ay-dawladda-kenya-ka-dhisayso-xuduud-beeneedka-labada-dal-oo-guddiga-difaaca-barlamaanku-kulan-a-yeelanayo\/","title":{"rendered":"Darbiga ay Dawladda Kenya ka Dhisayso Xuduud Beeneedka labada Dal oo Guddiga Difaaca Barlamaanku Kulan a Yeelanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/derbiga-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/derbiga-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"827\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/derbiga-kenya.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/derbiga-kenya-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 827px) 100vw, 827px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan ka yeeshaan Darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka Degmada Balad-Xaawo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii la soo dhaafay ayaa dadka Shacabka ah ee degmada Baled-Xaawo, waxa ay walaac ka muujinaayay Xaaladda degmadaasi, Maadaama Gudaha degmada ay dowladda Kenya ay waddo burburin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jiray isku dhac dhanka dadka deegaanka ah iyo Ciidamada Kenya ee Ilaalada ka haya Shaqaalaha ku howlan dhismaha Darbiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya ayaa horay u bilawday dhismo darbi ay ku wareejineyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay kaga hor tageyso Weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Gudaha dalkeeda, iyagoo ka gudbaya Xuduudda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in darbiga ay uu soo dhaafay goobihii lagu tala galay in laga dhiso waxgaradka degmada ayaa dowladda iyo maamulka Jubbaland ka codsaday in arintaasi wax laga qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan ka yeeshaan Darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka Degmada Balad-Xaawo. Maalmihii la soo dhaafay ayaa dadka Shacabka ah ee degmada Baled-Xaawo, waxa ay walaac ka muujinaayay Xaaladda degmadaasi, Maadaama Gudaha degmada ay dowladda Kenya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42897"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42897\/revisions\/42900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}