{"id":42885,"date":"2017-12-30T01:30:34","date_gmt":"2017-12-29T22:30:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42885"},"modified":"2017-12-30T01:32:16","modified_gmt":"2017-12-29T22:32:16","slug":"qaar-ka-mid-ah-dhacdooyinkii-ugu-waaweynaa-ee-sanadkan-2017-ka-dhacey-jubaland-oo-lasoo-ururiyey-aqriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/qaar-ka-mid-ah-dhacdooyinkii-ugu-waaweynaa-ee-sanadkan-2017-ka-dhacey-jubaland-oo-lasoo-ururiyey-aqriso\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa ee Sanadkan 2017 ka Dhacey JUBALAND oo lasoo Ururiyey Aqriso."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jubaland-ganacsatada.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jubaland-ganacsatada.png\" alt=\"\" width=\"801\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jubaland-ganacsatada.png 801w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jubaland-ganacsatada-300x192.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jubaland-ganacsatada-768x491.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 801px) 100vw, 801px\" \/><\/a>Aqristeyaasha shabakadda WARSOM, waxaan halkan ugu soo gudbineeynaa qaar kamid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadda dhamaatay ee 2017, ka dhacay Jubbaland.<\/p>\n<p>SHIRARKA<\/p>\n<p><b>Bishii Juun<\/b>\u00a0ee sanadkan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max\u2019ed C\/laahi Farmaajo ayaa yimid Kismaayo, isagoo kulamo la qaatay madaxda Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah, salaadiinta iyo aqoonyahannada reer Jubbaland. Waxa uu sidoo kale booqday saldhigyo ciidan, isagoo tababarro usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland.<\/p>\n<p><b>Bishii July<\/b>\u00a0ee sanadkan waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shirkii golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayadoo ay ahayd markii ugu horeeysay oo golaha wasiirada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku shiraan meel ka baxsan Caasimadda.<\/p>\n<p><b>Bishii Oktoobar\u00a0<\/b>Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayuu shir uga furmay Kismaayo, waxayna kaga dhawaaqeen gole ay ku mideeysanyihiin oo ay ku magacaabeen Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p><b>Bishii November<\/b>\u00a0Waxaa Kismaayo ku shiray madaxda wasaaradaha amniga dowlad dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka, ayagoo isku raacay wada shaqeyn dhexmarta laamaha ammaanka dalka iyo Tayeynta ciidamada Booliska Soomaaliya si ay uga howlgalaan guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>GUSHII XULKA KUBADDA CAGTA JUBBALAND<\/p>\n<p><b>22 Bisha December\u00a0<\/b>Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa ku guuleystay tartankii u dhexeeyay xulalka kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kadib markii ay ciyaartii kama danbeysta ahayd\u00a0 1-0 uga adkaadeen xulka kubadda cagta Puntland.<\/p>\n<p>WEERARRADII UGU WAAWEYN EE SHABAAB KA FULIYEEN JUBBALAND<\/p>\n<p>Dabayaaqada\u00a0<b>Bishii Janaayo<\/b>\u00a0 Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ee gobolka J\/hoose, ayagoo gudaha u galay saldhiggaasi.<\/p>\n<p>Horaantii\u00a0<b>Bishii September,<\/b>\u00a0Maleeyshiyaadka Al-shabaab ayaa weerar qorsheeysan gudaha ugu galay saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ku lahaayeen xero ku taal deegaanka Buulogaduud oo qiyaastii 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan Kismaayo.<\/p>\n<p>Bartamaha\u00a0<b>Bishii September<\/b>\u00a0Maleeyshiyaadka Al-shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Baladxaawo, kadib markii ay weerar qorsheeysan kula wareegaan saldhiggii ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ku lahaayeen degmadaasi.<\/p>\n<p>MASUULIYIINTII GEERIYOOTAY<\/p>\n<p>Dhammaadka\u00a0<b>Bishii Juun<\/b>\u00a0 waxaa qarax lala beegsaday saldhigga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir dhaawac kasoo gaaray u geeriyooday Wasiirkii dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland Sheekh Max\u2019ed Awlibaax.<\/p>\n<p><b>Bishii October<\/b>\u00a0kooxo hubeeysan oo aan la aqoonsan ayaa magaalada Kismaayo ku dilay Xildhibaan C\/xakiin Jaamac Cilmi (Timafaras) oo ka tirsanaa baarlamanka Jubbaland.<\/p>\n<p>Horaantii\u00a0<b>Bisha December,<\/b>\u00a0waxaa Kismaayo ku geeriyooday Xildhibaan Ibraahim Xuseen Xasan (Ibraahim Goobweyn) oo ka tirsanaa baarlamanka Jubbaland, kaa oo u geeriyooday xanuun hayay.<\/p>\n<p><b>Bishii October<\/b>, qarax ka dhacay Hotel Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Siyaasi C\/laahi Bushkin oo kamid ahaa siyaasiyiinta reer Jubbaland.<\/p>\n<p>Horaantii\u00a0<b>Bishii August<\/b>\u00a0Kooxo Hubeeysan ayaa magaalada Baladxaawo ku toogtay Nabadoon Idiris Cabdi Aadan oo kamid ahaa odoyaasha dhaqanka Jubbaland.<\/p>\n<p><b>Bishii April<\/b>, Waxaa Kismaayo ku geeriyooday Nabadoon Xasan Siraad Afdhuub oo kamid ahaa odoyaasha dhaqanka Jubbaland, isagoo sababsaday\u00a0 xanuun hayay.<\/p>\n<p>Horaantii\u00a0<b>Bishii July,<\/b>\u00a0Kooxo hubeeysan oo aan la aqoonsan ayaa toogasho ku dilay gudoomiye kuxigeenkii ururka haweenka Baladxaawo Xaliimo Xasan Diiriye.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqristeyaasha shabakadda WARSOM, waxaan halkan ugu soo gudbineeynaa qaar kamid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadda dhamaatay ee 2017, ka dhacay Jubbaland. SHIRARKA Bishii Juun\u00a0ee sanadkan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max\u2019ed C\/laahi Farmaajo ayaa yimid Kismaayo, isagoo kulamo la qaatay madaxda Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah, salaadiinta iyo aqoonyahannada reer Jubbaland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42885\/revisions\/42888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}