{"id":42862,"date":"2017-12-29T03:20:08","date_gmt":"2017-12-29T00:20:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42862"},"modified":"2017-12-29T03:20:23","modified_gmt":"2017-12-29T00:20:23","slug":"somaliland-oo-ku-gacan-sayrtey-in-hawadeeda-laga-maamulo-muqdisho-dhageyso-hadalka-dsare-rodol","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/somaliland-oo-ku-gacan-sayrtey-in-hawadeeda-laga-maamulo-muqdisho-dhageyso-hadalka-dsare-rodol\/","title":{"rendered":"Somaliland oo ku Gacan sayrtey in Hawadeeda laga Maamulo Muqdisho Dhageyso Hadalka D\/sare RODOL."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/rodol.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42863\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/rodol.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/rodol.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/rodol-300x155.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay hawadda Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maareeyaha wakaaladda Hawadda Somaliland Cabdi Maxamed\u00a0Rodol ayaa sheegay in arrintaasi hawadda sare ee laga heshiin ay khatar galin doonta hawadda sare, waxaanu u baaqay in dalalka dariska ah iyo UN-tu arrintaasi hoos u eegaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDawlada Soomaliya waxay sheegtay in hawaddii Soomaaliya iyo Somaliland ay la soo wareegtay, iyadoo laga wadatashan lagana heshiin arintaasi, sida ku xusan heshiishyadii Turkiga\u00a0 dawladaha Somaliland iyo Soomaliya kala saxeexdeen\u201dayuu yidhi maareeyaha Wakaaladda Hawadda Sare Rodol.<\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yvL0_cdkme0\" width=\"660\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cHeshiishyaddii Somaliland iyo Soomaaliya ku kala saxeexdeen Turkiga ciddii burisa waxay khalkhal iyo jahawareerka ka dhasha masuuliyadeeda dusha ka fuuli doonta cidda heshiishkaasi ka baxday oo ah xukuumada Soomaaliya, waxaanu ugu baaqaya UN-ta iyo dawladaha dariska iyo cid walba oo danaynaysa nabadgalyada iyo hab usocodka duulimaadyada mandaqada waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaan marna ogolayn doonin Somaliland in hawadeeda meel kale laga maamulo\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Dawladda Soomaaliya ayaa magaaladda Muqdisho ku qabatay xaflad ay ku shaacisay inay la wareegtay hawaddii Soomaaliya, haseyeeshee xukuumadda Somaliland ayaa aad uga soo horjeesatay arrintaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay hawadda Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay. Maareeyaha wakaaladda Hawadda Somaliland Cabdi Maxamed\u00a0Rodol ayaa sheegay in arrintaasi hawadda sare ee laga heshiin ay khatar galin doonta hawadda sare, waxaanu u baaqay in dalalka dariska ah iyo UN-tu arrintaasi hoos u eegaan. \u201cDawlada Soomaliya waxay sheegtay in hawaddii Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42862"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42865,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42862\/revisions\/42865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}