{"id":42858,"date":"2017-12-29T03:09:48","date_gmt":"2017-12-29T00:09:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42858"},"modified":"2017-12-29T03:10:07","modified_gmt":"2017-12-29T00:10:07","slug":"farmaajo-oo-ku-faanaya-in-uu-bedelay-dhaqan-siyaasadeedkii-dalka-burburiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/farmaajo-oo-ku-faanaya-in-uu-bedelay-dhaqan-siyaasadeedkii-dalka-burburiyey\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo ku Faanaya In uu Bedelay Dhaqan Siyaasadeedkii Dalka Burburiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dhaqan-siyaasadeedki-hore.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dhaqan-siyaasadeedki-hore.jpg\" alt=\"\" width=\"953\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dhaqan-siyaasadeedki-hore.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dhaqan-siyaasadeedki-hore-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu badashay dhaqansiyaasadeed horay u jiray oo dhibaato u keenay sida uu hadalka u dhigay shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa maanta xariga ka jaray xarunta laga maamuli doono Hawada Soomaaliya oo muddo dheer laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan bedelnay dhaqan siyaasadeedkii horay u jiray, wax alla wixii khilaaf ee dowladda dhexdeeda ahaa in la joojiyo, waxaa ognahay in wixii sanad walba jiri jiray, dowladda dhexdeeda waa ka ilaalinay Khaliaaf, anaga ugu horeeyo iyo ra\u2019iisul wasaaraha iyo xukuumadiisa inaba wax haba yaraatee wax is qab qabsi ah, taasna waa bedelnay, umadda Soomaaliyeed waxaa u sheegeynaa inaan wax ka bedelnay wixii horay u dhacay ee dhibaatada in oo keenay\u201dayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in ay diiradda saarayaan sidii loo xoojin lahaa Dimoqraadiyadda, Dastuurkana loo dhameystiri lahaa, si loogu diyaar garoobo in dalka ay ka dhacdo sanadka 2020 doorasho qof iyo cod ah, taasoo uu xusay in aaminsan yahay in la gaari karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khudbada madaxweynaha ayaa imanaya xili dowladda ay wajaheyso mucaaradad xooggan oo uga imanaya siyaasiyiin iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo ku dhaliilaya in ay baalmareen sharciga iyo dastuurka dalka u yaala.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu badashay dhaqansiyaasadeed horay u jiray oo dhibaato u keenay sida uu hadalka u dhigay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa maanta xariga ka jaray xarunta laga maamuli doono Hawada Soomaaliya oo muddo dheer laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. \u201cWaxaan bedelnay dhaqan siyaasadeedkii horay u jiray, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42858"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42861,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42858\/revisions\/42861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}