{"id":42846,"date":"2017-12-29T02:32:49","date_gmt":"2017-12-28T23:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42846"},"modified":"2017-12-29T02:34:03","modified_gmt":"2017-12-28T23:34:03","slug":"malaayiin-ruux-soomaali-ah-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-ay-gargaar-biniaadanimo-u-baahanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/malaayiin-ruux-soomaali-ah-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-ay-gargaar-biniaadanimo-u-baahanyihiin\/","title":{"rendered":"Malaayiin Ruux Soomaali ah oo Qaramada Midoobey Sheegtey in ay Gargaar Bini&#8217;aadanimo u Baahanyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ketting-dilka-sanadkan-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ketting-dilka-sanadkan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"649\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ketting-dilka-sanadkan-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ketting-dilka-sanadkan-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dadka Soomaaliyeed wada shaqayn joogto ah, si wax looga qabto dhibaatooyinka cakiran ee ka jira gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay muhiim in ay tahay Dowladda Soomaaliya iyo QM in ay iska kaashadaan yareynta caqabadaha hortaagan dadka barakacayaasha ah, si sannadka cusub ay u helaan nolol ka duwan midan ay hada heystaan, una gaaraan hormaro kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDalka oo dhan, 6.2 Milyan oo qof ayaa u baahan gargaar bini\u2019aadannimo iyo badbaadin, in ka badan kala bar tiradaas waxay u baahan yihiin gargaar deg deg ah oo nolol bad baadin ah, sannadkan ayaa goobjoog ka ahaa barakaca Hal Milyan oo Soomaali ah\u201d ayuu yiri Keating.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa sheegay in kooxaha Argagixisada ah ay ka soo horjeedaan howlaha Hay\u2019adaha gargaarka gaar ahaan QM ay ka wadaan gudaha Soomaaliya,<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida laga soo xigtay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwaha Hawlaha Bani\u2019aadamnimada (OCHA), baahida cuntada ayaa ku dhowaad laba laaban cel celiska Shanta sano ee sanadka sababtoo ah waxaa jiray roobab kooban, barakac sii kordhey, helitaan la\u2019aanta adeegyada asaasiga ah, iyo sii socoshada amni-darrada iyo colaadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado. Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dadka Soomaaliyeed wada shaqayn joogto ah, si wax looga qabto dhibaatooyinka cakiran ee ka jira gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada dalka. Wakiilka Gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42846"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42849,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42846\/revisions\/42849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}