{"id":42798,"date":"2017-12-27T02:30:13","date_gmt":"2017-12-26T23:30:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42798"},"modified":"2017-12-27T02:30:25","modified_gmt":"2017-12-26T23:30:25","slug":"saraakiisha-dhaliyarada-ah-ee-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-mweyne-farmaajo-amrey-in-la-magacaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/saraakiisha-dhaliyarada-ah-ee-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-mweyne-farmaajo-amrey-in-la-magacaabo\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Dhaliyarada ah ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo M\/weyne Farmaajo Amrey in la Magacaabo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg\" alt=\"\" width=\"951\" height=\"634\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 951px) 100vw, 951px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen C\/wali Jaamac Gorod ayaa ku dhawaaqay in Saraakiil dhalinyaro lagu wareejin doono hoggaanada iyo qeybaha Ciidamada xoogga dalka, iyadoo la fulayo amarka Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynuhu wuxuu amray in saraakiisha dhalinyarada ah ee waxbaratay lagu wareejiyo hogaanka ciidamada, sidaa daraadeed waxaa is waafaqay sidii aan Annigu u fikirayay iyo doonista madaxweynaha waanan isku waafaqnay\u201dayuu yiri Taliyaha ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jen. C\/wali Jaamac Gorod ayaa sheegay in laga bilaabo maanta Saraakiisha dhalinyarada loo dhiibi doono hoggaanada ciidamada, sida Horin illaa koox sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Saraakiishii dhalinyarada ee uu shalay Taliyaha kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ka sheekeeyay tababaradii ay dibadda ku soo qaateen, waxaana mid ka mid ah oo lagu soo tababaray Mareykanka uu sheegay inay dad kula taliyeen inuu Mareykanka iska dhiibo, balse uu diiday, maadaama uu dalkiisa uu soo dirsaday, si uu ugu adeego.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmaajo-saraakiil-dhalinyaro-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen C\/wali Jaamac Gorod ayaa ku dhawaaqay in Saraakiil dhalinyaro lagu wareejin doono hoggaanada iyo qeybaha Ciidamada xoogga dalka, iyadoo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42798"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42798\/revisions\/42801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}