{"id":42790,"date":"2017-12-27T02:10:17","date_gmt":"2017-12-26T23:10:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42790"},"modified":"2017-12-27T02:10:30","modified_gmt":"2017-12-26T23:10:30","slug":"shir-aan-caadi-aheyn-oo-xildhibaanada-hirshabeelle-maanta-isugu-imaanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/shir-aan-caadi-aheyn-oo-xildhibaanada-hirshabeelle-maanta-isugu-imaanayaan\/","title":{"rendered":"SHir Aan Caadi Aheyn oo Xildhibaanada Hirshabeelle Maanta isugu Imaanayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bar-hirshabeele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42791\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bar-hirshabeele.jpg\" alt=\"\" width=\"861\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bar-hirshabeele.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bar-hirshabeele-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 861px) 100vw, 861px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe maadaama Golaha Wasiirada cusub oo maanta la horgeyn doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in Talaadada maanta Golaha Wasiirada la hor geyn doono Xildhibaanada si ay codka ugu qaadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamo gooni gooni ahaa oo maalmahaanba ay Magaalada Jowhar ku lahaayen Madaxda Hirshabeelle iyo Xildhibaanada, ayaa laga soo saaray in cod u qaadista golaha Wasiirada cusub aan lala sugin furitaanka Kalfadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, oo ku beegan 5-ta bisha soo socota ee January.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan shalay ka dhacay magaalada Jowhar oo Madaxweyne Waare la yeeshay xildhibanada ayaa waxaa la iskula gorfeeyay in la ansixiyo xubnaha Golaha Wasiirada, waxaana kulankii shalay xildhibaanada uu kaga dhaadhiciyay meelmarinta Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka baaqday shirka magaalada Baydhabo uga furmaya guddoomiyayaasha Baarlamaannada maamul gobolleedayada sababo la xiriira kulanka xildhibaannada Hirshabeelle ay maanta ku yeelanayaan Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe maadaama Golaha Wasiirada cusub oo maanta la horgeyn doono. Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in Talaadada maanta Golaha Wasiirada la hor geyn doono Xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42790"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42790\/revisions\/42793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}