{"id":42786,"date":"2017-12-27T01:49:35","date_gmt":"2017-12-26T22:49:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42786"},"modified":"2017-12-27T01:50:07","modified_gmt":"2017-12-26T22:50:07","slug":"degmada-afgooye-ee-gshhoose-oo-xaley-dagaal-culisi-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/degmada-afgooye-ee-gshhoose-oo-xaley-dagaal-culisi-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Degmada Afgooye ee G\/SH\/hoose oo Xaley Dagaal Culisi ku Dhexmarey Ciidamada Dawlada iyo kuwa AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/alshabab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42787\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/alshabab1.jpg\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/alshabab1.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/alshabab1-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 887px) 100vw, 887px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo fiidnimadii xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii xoogaga Ururka Al-Shabaab ay weerareen Laba kontorool oo ciidamada Dowladdu ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogagga Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay wateen gaadiidka dadweynaha, iyagoo weerar lama filaan ah ku qaaday ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka degmada ayaa sheegay in dhowr jiho ka soo weerar tageen dagaalamayaasha Al-shabaab oo dhinaca kale iska caabin xoog leh kala kulmay ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jira khasaare soo kala gaaray dhinacyda uu iska horimaadku dhaxmaray laakiin dhab ahaan lama oga tirada rasmiga ah ee khasaaraha ka dhashay dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarrada ka dhanka ah degmada Afgooye, waxaana uu weerarkan noqonaya kiisii saddexaad bishan oo keliya ay ka gaysteen degmadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo fiidnimadii xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii xoogaga Ururka Al-Shabaab ay weerareen Laba kontorool oo ciidamada Dowladdu ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada. Xoogagga Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay wateen gaadiidka dadweynaha, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42786"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42786\/revisions\/42789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}