{"id":42782,"date":"2017-12-27T01:41:46","date_gmt":"2017-12-26T22:41:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42782"},"modified":"2017-12-27T01:42:54","modified_gmt":"2017-12-26T22:42:54","slug":"shirka-barlamaanada-mgoboleedyada-iyo-kan-federalka-soomaaliya-oo-la-filayo-in-uu-maanta-ka-furmo-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/shirka-barlamaanada-mgoboleedyada-iyo-kan-federalka-soomaaliya-oo-la-filayo-in-uu-maanta-ka-furmo-baydhabo\/","title":{"rendered":"SHirka Barlamaanada M\/Goboleedyada iyo kan Federalka Soomaaliya oo la Filayo in uu Maanta ka Furmo Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42783\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari2.jpg\" alt=\"\" width=\"942\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari2-300x190.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 942px) 100vw, 942px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maalintii shalay gaaray magaalada Baydhabo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay shirkan Baydhabo lagu qabanyo in lagu go\u2019aamiyay midkii ka horeeyay ee Muqdisho lagu qabto, wuxuuna tilmaamay in laga hadli doono arrimo hormar ah u ah Baarlamaanada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ajandaha shirkan wali lama shaacin, hase ahaatee ammaanka guud ee magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay maanta oo Isniin ah, waxaana wadooyinka lagu soo daadiyay ciidmo hubeysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa shirkii ugu horeeyay oo magaaladaasi ku yeeshaan Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Waxaa maalintii shalay gaaray magaalada Baydhabo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42782\/revisions\/42785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}