{"id":42778,"date":"2017-12-26T01:42:09","date_gmt":"2017-12-25T22:42:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42778"},"modified":"2017-12-26T01:42:47","modified_gmt":"2017-12-25T22:42:47","slug":"baledweyne-oo-lagu-qabtey-bandhiga-buugaagta-hiiraan-books-imisa-buug-ayaa-bandhiga-ka-qeyb-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/baledweyne-oo-lagu-qabtey-bandhiga-buugaagta-hiiraan-books-imisa-buug-ayaa-bandhiga-ka-qeyb-galey\/","title":{"rendered":"Baledweyne oo lagu Qabtey Bandhiga Buugaagta Hiiraan Books Imisa Buug ayaa Bandhiga ka Qeyb galey.?"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bandhiga-book.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42779\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bandhiga-book.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bandhiga-book.jpg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bandhiga-book-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/bandhiga-book-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a>Waxaa magaalada Beledweyne sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay Bandhigga Buuggaagta Hiiraan Book Feir kaa oo ay ka soo qeybgalleen Qoraayaal ka kala yimid gobollada kala duwan ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Faarax Maxamed Xiirane (Faarax Lamaane) oo ah madaxa Carwada Buuggaagta Hiiraan ayaa sheegay in Bandhiggan ujeedada laga leeyahay tahay is dhaxgal bulsho iyo dhalinyaradu ku soo bandhigaan hibada ay u leeyihiin wax Qorista.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa xusid mudan in Bandhiggan sidoo kale ay ka soo qeybgalleen dhalinyaro Qorayaal ah oo ka kala magaalada Muqdisho, gobollada dhexe iyo deegaanno ka tirsan Somaliand.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa iyaguna halkaa Buuggaag ay Qoreen ku soo bandhigay dhalinyaro ku dhaqan magaalada Beledweyne oo sanadkii labaad ka qeybgalay Carwadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa siweyn u soo jiidatay Idhaha bulshada ku nool magaalada Beledweyne, maadaama uu ahaa masrax Aqoonnneed ay isku arkeen dad kala duwan oo leh\u00a0 xirfado hal abuurnimo, iyadoo halkaana leysku dhaafsaday aragtiyo la xiriira kobcinta iyo sare u qaadista Qoraalka iyo guud ahaanba Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SM00saSfInw\" width=\"300\" height=\"150\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Beledweyne sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay Bandhigga Buuggaagta Hiiraan Book Feir kaa oo ay ka soo qeybgalleen Qoraayaal ka kala yimid gobollada kala duwan ee dalka. Faarax Maxamed Xiirane (Faarax Lamaane) oo ah madaxa Carwada Buuggaagta Hiiraan ayaa sheegay in Bandhiggan ujeedada laga leeyahay tahay is dhaxgal bulsho iyo dhalinyaradu ku soo bandhigaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42778\/revisions\/42780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}