{"id":42773,"date":"2017-12-26T01:13:40","date_gmt":"2017-12-25T22:13:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42773"},"modified":"2017-12-26T01:17:11","modified_gmt":"2017-12-25T22:17:11","slug":"magaalada-baydhabo-oo-uu-maanta-gaarey-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-prof-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/magaalada-baydhabo-oo-uu-maanta-gaarey-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-prof-jawaari\/","title":{"rendered":"Magaalada Baydhabo oo uu Maanta Gaarey Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka  Prof. JAWAARI."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari-baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42774\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari-baydhabo.jpg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari-baydhabo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jawaari-baydhabo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in ay uu la xiriiro sidii uu uga qeybgali lahaa shirka ay isugu imanayaan madaxda Baarlamaanada dowlad goboleedyada iyo baarlamaanka Federalka iyadoo kulankana loogaga hadli doono wadashaqeynta baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada Dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga uu horkacayo Jawaari ayaa waxaa ka mid ah guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo mas\u2019uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo guddoomiyhaha Baarlamaanka maamulkaasi iyo qeybaha bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin kulankan la filayo in uu Baydhabo ka furmo waxaa ka soo horjeestay guddoonka Aqalka sare oo sheegay in uu yahay kulan aan sharciga waafaqsaneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in ay uu la xiriiro sidii uu uga qeybgali lahaa shirka ay isugu imanayaan madaxda Baarlamaanada dowlad goboleedyada iyo baarlamaanka Federalka iyadoo kulankana loogaga hadli doono wadashaqeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42774,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42773"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42776,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42773\/revisions\/42776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}