{"id":42763,"date":"2017-12-26T00:25:01","date_gmt":"2017-12-25T21:25:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42763"},"modified":"2017-12-26T00:27:40","modified_gmt":"2017-12-25T21:27:40","slug":"soomaaliya-oo-qaramada-midoobey-baaq-usoo-dirteymuxuu-salka-ku-hayaa-baaqa-soomaaliya-loo-soo-direy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/soomaaliya-oo-qaramada-midoobey-baaq-usoo-dirteymuxuu-salka-ku-hayaa-baaqa-soomaaliya-loo-soo-direy\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Qaramada Midoobey Baaq usoo Dirtey\/Muxuu Salka Ku Hayaa Baaqa Soomaaliya loo soo Direy?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/q-m-baaq-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/q-m-baaq-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/q-m-baaq-soomaaliya.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/q-m-baaq-soomaaliya-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan sida tii 2017 ka oo guul muhiim ah ay ka soo gaartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hey\u2019adda Lacagta Aduunka ee IMF ayaa qiimeysay waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyado la raacayo Barnaamijka SMP oo ah kormeer ay sameeyeen shaqaalaheeda taas oo lagu tilmaamay \u2018mid lagu qanacsan yahay qaabka maamulka Maaliyadeed ee Wasaaradda Maaliyadda 2017ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warkaan oo lagu shaaciyay Bogga Xasiiska UN ka ee Soomaaliya ayuu Michael Keating ku tilmaamay guul usoo hoyatay Qaranka Soomaaliyeed tilaabadii Wasaaradda Maaliyadda ee aheyd in la hagaajiyo maamulka Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka W Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr C\/raxmaan Ducaale ayaa horaantii Bishaan Shir uu Nairobi kula yeeshayMasuuliyiin ka socotay Hey\u2019adda Lacagta Aduunka oo shirkoodii kaddib ay IMF soo saartay Warbixin ay ku xaqiijineyso Kalsoonida Soomaaliya ee Maaliyadda Dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan sida tii 2017 ka oo guul muhiim ah ay ka soo gaartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Hey\u2019adda Lacagta Aduunka ee IMF ayaa qiimeysay waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyado la raacayo Barnaamijka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42763"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42766,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42763\/revisions\/42766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}