{"id":42759,"date":"2017-12-25T23:52:40","date_gmt":"2017-12-25T20:52:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42759"},"modified":"2017-12-25T23:54:19","modified_gmt":"2017-12-25T20:54:19","slug":"ciidamada-dalka-kenya-ee-ku-sugan-xuduudka-ay-wadaagaansoomaaliya-iyo-kenya-oo-heegan-buuxa-la-geliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/ciidamada-dalka-kenya-ee-ku-sugan-xuduudka-ay-wadaagaansoomaaliya-iyo-kenya-oo-heegan-buuxa-la-geliyey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dalka Kenya ee ku Sugan Xuduudka ay WadaagaanSoomaaliya iyo Kenya oo Heegan Buuxa La Geliyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ciidanka-kenya-heegan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ciidanka-kenya-heegan.jpg\" alt=\"\" width=\"802\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ciidanka-kenya-heegan.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ciidanka-kenya-heegan-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 802px) 100vw, 802px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sargaal diiday in magaciisa warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in ay ka digayaan weerarro suurta gal ah in Al-shabaab ay ka geestaan todobaadyada iidaha kirishtanka magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi Kenya sida Nairobi iyo Mombassa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamo badan ayaa lagu biiriyay oo kuwa booliska ah ilaalada Xuduudaha labada dal ee Kenya iyo Somalia kuwaa oo loo diyaariyay in ay ka hortagaan weerarro Al-shabab ka soo qaadan dhinaca xadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha booliska dalka Kenya Joseph Boinnet ayaa waqti hore sheegay laamaha amaanka Kenya ka war hayaan koox ka tirsan Al-shabaab oo damacsan weerarro qorsheesan in ay ka fuliyaan dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shacabka Kenyanka ah ayaa lagu wargeliyay in feejignaan \u00a0mujinayaan maalhaman Ciida Kirismiska oo laga cabsi qabo weerarro inta ay dabaaldaga ku jiraa shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya ayaa kula dagaalamaysa kooxo taagersan Al-shabaab dhinaca keynta ee Boni iyo magaaloyinka dhinaca xeebta dhaca<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta. Sargaal diiday in magaciisa warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in ay ka digayaan weerarro suurta gal ah in Al-shabaab ay ka geestaan todobaadyada iidaha kirishtanka magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42759"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42762,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42759\/revisions\/42762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}