{"id":42744,"date":"2017-12-25T01:43:14","date_gmt":"2017-12-24T22:43:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42744"},"modified":"2017-12-25T02:58:57","modified_gmt":"2017-12-24T23:58:57","slug":"mweyne-farmaajo-oo-uga-digey-ciidamada-qalabka-sida-in-ay-isu-abaabulaan-qaab-qabiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/mweyne-farmaajo-oo-uga-digey-ciidamada-qalabka-sida-in-ay-isu-abaabulaan-qaab-qabiil\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo uga Digey Ciidamada Qalabka Sida in ay isu Abaabulaan Qaab Qabiil."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-hab-qabiil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42745\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-hab-qabiil.jpg\" alt=\"\" width=\"892\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-hab-qabiil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-hab-qabiil-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 892px) 100vw, 892px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa uga digay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay isku abaabulaan hab Qabiil, isaga oo taa badalkeeda ka dalbaday in ay difaacaan Qarannimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun, laakiin mar walba halka ay wax ka qariban yihiin tahay saraakiisha oo haddii ay xumaadaan ay adag tahay in uu hagaago Askarigu.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAskari xun ma jiro, laakiin waxaa jira sarkaal xun, maxaa yeelay ficilka askariga waa ficilka madaxdiisa, waxaa loo baahan yahay waajibaadkeena in aan gudano\u201dayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in loo fikiro qaab ka duwan sidii hore oo aheyd wixii Soomaalida dib u dhigay oo ah qabyaalad, isla markaana loo baahan yahay in loo fikiro qaab qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHadii qaabkii hore aan ku jirnay iyo duruufihii adkeyd aan u fikireynay oo ah qaababka guracan ee qabyaalada ama beelo, waa in aan u fakirno qaab qaran, qaranka wuxuu u baahan yahay in aan ka fikirno oo aniga ugu horeeyo, waxaa halkan u fadhiyaa umadda Soomaaliyeed, qof qabiil xafiis u fadhiya ama qof matalaya ma jiro, qofka markii uu qaranka u dhaartay qabiil wuu ka fogaaday, wax la isku dhex wadi karana ma ahan\u201dayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa hadalka ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xirayay dufcadii u horeysay ee ciidamo lagu tababaray xerada Ciidamada Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa uga digay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay isku abaabulaan hab Qabiil, isaga oo taa badalkeeda ka dalbaday in ay difaacaan Qarannimada. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun, laakiin mar walba halka ay wax ka qariban yihiin tahay saraakiisha oo haddii ay xumaadaan ay adag tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42744"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42747,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42744\/revisions\/42747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}