{"id":42736,"date":"2017-12-24T23:57:38","date_gmt":"2017-12-24T20:57:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42736"},"modified":"2017-12-24T23:59:30","modified_gmt":"2017-12-24T20:59:30","slug":"beelo-walaalo-ah-oo-dagaalamey-deegaan-lagu-magacaabo-geel-ku-dhal-ee-degmada-matabaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/beelo-walaalo-ah-oo-dagaalamey-deegaan-lagu-magacaabo-geel-ku-dhal-ee-degmada-matabaan\/","title":{"rendered":"Beelo Walaalo ah oo Dagaalamey Deegaan lagu Magacaabo Geel ku Dhal ee Degmada Matabaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/geel-ku-dhal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42741\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/geel-ku-dhal.jpg\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/geel-ku-dhal.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/geel-ku-dhal-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhawacmay dagaal labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Geel ku Dhal oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Ducaale Aadan Cabdi ayaa sheegay in dagaalka oo dhacay maalintii shalay ay ku dhawacmeen Afar ruux islamarkana loo kala qaaday magaalooyinka Baladweyne,iyo Guriceel oo kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in xaaladda deeganka dagaalka u ka dhacay ay hadda tahay mid degan islamarkana waxgaradka ka soo kala jeeda labada dhinac ay wadan dadaalo la doonayo in lagu qaboojiyo colaada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guudoomiye ku xigeenka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dowlada federaalka,maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug in ay gacan ka geystan sidii xal looga gaari laah colaada ka dhax tagan labada beelood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada beellood oo wada dega deeganno ku teedsan Xadka kala qeybiya Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa dhowr jeer oo hore dagaalo nuucan oo kala ah ku dhaxmareen deeganno ku dhow degmada Matabaan kuwaasoo ilaa hadda wax xal ah laga gaarin colaadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42738\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42739\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42740\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhawacmay dagaal labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Geel ku Dhal oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Guudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Ducaale Aadan Cabdi ayaa sheegay in dagaalka oo dhacay maalintii shalay ay ku dhawacmeen Afar ruux islamarkana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42736"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42743,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42736\/revisions\/42743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}