{"id":42724,"date":"2017-12-24T22:21:17","date_gmt":"2017-12-24T19:21:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42724"},"modified":"2017-12-24T22:21:56","modified_gmt":"2017-12-24T19:21:56","slug":"xaley-oo-weerar-lagu-qaadey-wasaaradda-gaashaan-dhigga-soomaaliyayaa-ka-danbeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/xaley-oo-weerar-lagu-qaadey-wasaaradda-gaashaan-dhigga-soomaaliyayaa-ka-danbeeyey\/","title":{"rendered":"Xaley oo Weerar lagu Qaadey Wasaaradda Gaashaan DHigga Soomaaliya\/Yaa ka Danbeeyey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/w-gashandhiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/w-gashandhiga.jpg\" alt=\"\" width=\"946\" height=\"586\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/w-gashandhiga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/w-gashandhiga-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 946px) 100vw, 946px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay \u00a0lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana iska horimaad ku dhawaad Saacad socday uu dhaxmaray ciidamada difaaca hore ee Wasaaradda iyo kooxaha weerarka soo qaaday .<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxaha Weerarka ku qaaday Wasaaradda aysan u dhawaan balse ay is qabteen ciidamada ilaalada Wasaaradda oo xaafadaha dhexdooda difaac uga jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Iska horimaadka ayaa sidoo kale waxaa ku biiray ciidamo kale oo ka baxay Wasaaradda taasoo keentay in dagaalku uu sii xoogeysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiraan ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya,kaasi oo ku aadan in Faahfaahin ay ka bixiyaan Weerarkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambeeyay waxaa ka dhacayay weerar toos ah oo lagu qaadayo xarumaha ay maamusho dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay \u00a0lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana iska horimaad ku dhawaad Saacad socday uu dhaxmaray ciidamada difaaca hore ee Wasaaradda iyo kooxaha weerarka soo qaaday . Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxaha Weerarka ku qaaday Wasaaradda aysan u dhawaan balse ay is qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42725,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42724"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42727,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42724\/revisions\/42727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}