{"id":42689,"date":"2017-12-22T03:28:51","date_gmt":"2017-12-22T00:28:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42689"},"modified":"2017-12-22T03:35:04","modified_gmt":"2017-12-22T00:35:04","slug":"qodobka-xadiddaada-dada-mweynaha-ee-dastuurka-oo-barlamaanka-dalka-uganda-laaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/qodobka-xadiddaada-dada-mweynaha-ee-dastuurka-oo-barlamaanka-dalka-uganda-laaley\/","title":{"rendered":"Qodobka Xadiddaada Da&#8217;da M\/weynaha ee Dastuurka oo Barlamaanka Dalka Uganda Laaley"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/musaveni.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42648\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/musaveni.jpg\" alt=\"\" width=\"936\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/musaveni.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/musaveni-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 936px) 100vw, 936px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada Uganda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ay meesha ka saaraan xaddidaada da\u2019da madaxweynaha, taasi oo madaxweyne Yower Museveni u saamixeysa in uu xilka u tartamo markisii 6-xaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannadu waaxa ay sidoo kale go\u2019ansadeen in ay dib u soo celiyaan in madaxweynuhu labo jeer oo kali ah u xilkaasi u tartami karo, waxayna taasi ka dhigan tahay in madaxweyne Museveni uu xafiiska sii joogi doono ilaa 2031.<\/p>\n<p align=\"justify\">In ka badan saddex-meelood laba ka mid ah xildhibaannada ayaa u codeeyay in la badelo dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharcigan cusub ayaa ka dhigan in madaxweyne Yoweri Museveni oo ay da\u2019diisu kor u dhaaftay 75 sano uu haatan markii lixaad xilka qaban karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhowr Xildhibaan ayaa ku amaanay xukinkiisa 30 ka sano, waxa ayna sheegeen inuu isbeddel ku sameeyay dhaqaalaha dalka uuna nabad kusoo dabaalay wadankaan uu mar halakeeyay dagaal sokeeye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada waqti ee qabashada xilka madaxweyne ayaa dib loo soo celiyay, taasi oo markii hore la laalay sanadkii 2005.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse dadka diidan ayaa sheegaya in markale ay suuragal tahay in meesha laga saaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha baarlamaanka ayaa sidoo kale u codeeyay in la kordhiyo muddada ay mudanayaasha baarlmaanka xilka hayn karaan taasi oo haatan ah 5 sano lagana dhigo ilaa 7 sano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ayaana looo arkaa mid lagu dalaalay xubnaha baarlamaanka si ay u meel mariyaan sharcigan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jiray dhawaanahan dibadbaxyo ballaaran oo ka dhacayay Uganda kuwaasi oo lagu diidanaa in meesha laga saaro xadiditaanka da\u2019da, ra\u2019yi uruurin la sameeyayna wax ay muujineysaa in inta badan dadka Uganda ay kasoo horjeedaaan tallaabada uu baarlamaanku ku dhaqaaqay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Uganda ayaa diidan saadaasha ay muujisay rayi uruurintan waxa ayna sheegeysaa in dad tiro yar ay yihiin kuwa kasoo horjeedo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Uganda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ay meesha ka saaraan xaddidaada da\u2019da madaxweynaha, taasi oo madaxweyne Yower Museveni u saamixeysa in uu xilka u tartamo markisii 6-xaad. Xildhibaannadu waaxa ay sidoo kale go\u2019ansadeen in ay dib u soo celiyaan in madaxweynuhu labo jeer oo kali ah u xilkaasi u tartami karo, waxayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42689"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42691,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42689\/revisions\/42691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}