{"id":42678,"date":"2017-12-21T22:55:23","date_gmt":"2017-12-21T19:55:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42678"},"modified":"2017-12-21T22:56:31","modified_gmt":"2017-12-21T19:56:31","slug":"xildhibaano-ka-tirsan-barlamaanka-federaka-oo-diyaarinaya-mooshin-ka-dhan-ah-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/xildhibaano-ka-tirsan-barlamaanka-federaka-oo-diyaarinaya-mooshin-ka-dhan-ah-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Federaka oo Diyaarinaya Mooshin ka DHan ah M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/barlamaan-miizaniyad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/barlamaan-miizaniyad.jpg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/barlamaan-miizaniyad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/barlamaan-miizaniyad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa ku eedeeynaya madaxweynaha qodobo ay ka mid yihiin ku xadgudubka Dastuurka, qiyaano Qaran iyo bur burinta nidaamka federaalka iyo maamul gobolleedyda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa u sheegay in Wakaaladda Reuters in 96 Xildhibaan ay Gudoonka baarlamaanka ay weydiisteen in Kal-fadhiga dib loo furo si ay u gudbiyaan mooshinka ay ay ka wadaan madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Reuters ayaa sidoo kale baahisay in arintaan ay ka dambeysay kaddib markii ay xasarado siyaasadeed ka dhasheen khilaaf soo kala dhaxgalay beelaha dega gobalka Banaadir iyo hogaanka sare ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan warbaahinta u sheegay in ay laabteen saxiixa mooshin la doonayo in laga gudbiyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xildhibaannada ayaa ku eedeeynaya madaxweynaha qodobo ay ka mid yihiin ku xadgudubka Dastuurka, qiyaano Qaran iyo bur burinta nidaamka federaalka iyo maamul gobolleedyda. Xildhaan Mahad Maxamed Salaad oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42678\/revisions\/42680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}