{"id":42675,"date":"2017-12-21T22:00:05","date_gmt":"2017-12-21T19:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42675"},"modified":"2017-12-21T22:04:02","modified_gmt":"2017-12-21T19:04:02","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xorriyaddiisa-dib-ugu-soo-celisey-siyaasiga-craxmaan-cshakuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-xorriyaddiisa-dib-ugu-soo-celisey-siyaasiga-craxmaan-cshakuur\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xorriyaddiisa Dib ugu Soo Celisey Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-cshakuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-cshakuur.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-cshakuur.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/craxmaan-cshakuur-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa xalay waqti danbe xoriydiisa dib ugu soo celisay Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur, kaasoo habeenkii Axada aheyd ay ciidamada ammaanka ka soo qabteen Gurisiiga weerar dhiig badan uu ku daadday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wada hadalo iyo dadaalo aan kala go\u2019laheyn oo ay ku lug lahaayeen Odayaasha dhaqanka madaxweyanayaasha Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Xildhibaano ayaa lagu soo sii daayay Siyaasiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar ayaa sheegaya in sii deyntiisa lagu xiray sharuudaha ah in uusan dalka ka bixi karin, in uu Warbaahinta wax war ah siin karin iyo in uusan shir qaban karin, inta ay socoto kiiska dacwadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ay wehliyaan Mas\u2019uuliyiintii iyo xildhibaanadii qeybta ka ahaa wada hadalka lagu sii daayay ayaa xilligan ku sugan Guriga Imaam Maxamed Yuusuf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isagoo gacanta midig ka duubneyd laga soo qaaday sawiro, isagoo dhoola cadeynayay, qoraal kooban oo uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray ayuu ku sheegay in \u201cCaddaalada ay waareyso Caddaalad darada ay fashilmeyso\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sii deyntiisa ayaa imaneysa xili maanta loo balansanaa maxakamdeyntiis, laakiin taa badalkeeda lagu sii daayay dadaalo is daba joog ah oo ay arintan u galleen odayaash, waxgarad iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xalay waqti danbe xoriydiisa dib ugu soo celisay Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur, kaasoo habeenkii Axada aheyd ay ciidamada ammaanka ka soo qabteen Gurisiiga weerar dhiig badan uu ku daadday. Wada hadalo iyo dadaalo aan kala go\u2019laheyn oo ay ku lug lahaayeen Odayaasha dhaqanka madaxweyanayaasha Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiiro ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42675"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42677,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42675\/revisions\/42677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}