{"id":42627,"date":"2017-12-20T01:33:34","date_gmt":"2017-12-19T22:33:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42627"},"modified":"2017-12-20T01:36:05","modified_gmt":"2017-12-19T22:36:05","slug":"dagaal-la-sheegey-in-uu-u-dhaxeeyey-ciidamada-itoobiya-iyo-al-shabaab-oo-ka-dhacey-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/dagaal-la-sheegey-in-uu-u-dhaxeeyey-ciidamada-itoobiya-iyo-al-shabaab-oo-ka-dhacey-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Dagaal La Sheegey in uu u Dhaxeeyey Ciidamada Itoobiya iyo AL-shabaab oo ka Dhacey Gobolka Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dagaal-hiiraan-ka-dhacey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42628\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dagaal-hiiraan-ka-dhacey.jpg\" alt=\"\" width=\"957\" height=\"538\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dagaal-hiiraan-ka-dhacey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dagaal-hiiraan-ka-dhacey-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 957px) 100vw, 957px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada deegaannadii ay maalintii shalay ku dagaalameen ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa degan sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa ka dhacay meel u dhaw deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 17km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii xoogag ka tirsan Al-shabaab waddada u galleen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka, balse wararka ayaa sheegaya in dadki deganaa deegaannada u dhaw halka dagaalku ka dhacay ay ka carrareen guryahdooda, sababo la xiriira cabsi dhinaca amnigooda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa horay u sheegay in qeybo ka mid ah gobolka soo galleen dagaalayaal ka tirsan Al-shabaab ka soo firxad ka ah duqeymaha diyaaradaha Mareykanka ee Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka gobolka Hiiraan kama uusan hadlin dhinaciisa dagaal shalay ku dhaxmaray gobolka Hiiraan ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada deegaannadii ay maalintii shalay ku dagaalameen ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa degan sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa ka dhacay meel u dhaw deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 17km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii xoogag ka tirsan Al-shabaab waddada u galleen ciidamo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42627"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42630,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42627\/revisions\/42630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}