{"id":42612,"date":"2017-12-20T00:50:16","date_gmt":"2017-12-19T21:50:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42612"},"modified":"2017-12-20T00:53:52","modified_gmt":"2017-12-19T21:53:52","slug":"muranka-badda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-dalka-kenya-dalbanayo-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/muranka-badda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-dalka-kenya-dalbanayo-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo\/","title":{"rendered":"Muranka Badda Soomaaliya iyo Kenya oo Dalka Kenya Dalbanayo in Wada Hadal lagu Dhameeyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kenya-Muranka-Badda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kenya-Muranka-Badda.jpg\" alt=\"\" width=\"902\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kenya-Muranka-Badda.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kenya-Muranka-Badda-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 902px) 100vw, 902px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda u gudbisay Jawaabteedii dacwaddii muranka Badda ee dowladda Soomaliya ay ug gudbisay maxkamadda Sanadkii 2015.<\/p>\n<p align=\"justify\">War Qaraal ah oo uu soo saaray Xeer ilaaliyaha guud ee Kenya \u00a0Githu Muigai ayuu ku sheegay in Meesha ay Kenya ka taagan tahay dacwaddii Badda ay tahay sideedii islamarkaan ay jawaabtooda ku xuseen in muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya Kenya lagu xaliyo Wada- hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Meesha aan Dacwadda ka taaganahay waxay ku qoran tahay sharciga Badaha ee QM iyo Go\u2019aano kale oo madaxda wadamadda Midowga Africa ay qaateen 1964tii\u201d ayuu Githu Muigai ku sheegay warka ka soo baxay xafiiskiisa oo lagu daabacay Wargeeyska Daily \u00a0Nation ee Kenya ka soo baxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda The Hague ayaa la filayaa in ay Sheegto Qaabka Dacwadda looga hadlo bilowga Sanadka 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa Dacwadda ka dhan ah Dowladda Kenya oo kasoo gudubtay Xuduud Badeedkii Soomaaliya iyo Kenya u gudbisay The Hague Bishii July 13 keedii 2015.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masaafadda Badda ee lagu muransanyahay 100,000 oo labajibaaran, waxaana ku yaalla Lix Meelood oo Saliid laga bilaaabay in Saliid laga Qodo, Dolwadda Soomaaliya ayaa ku Doodeeysa in Kenya ay Masaafo dheer ka soo durugtay meelii uu ahaa Xuduud Badeedkii Saxda ahaa ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa Doodeeda waxay ku-saleeysay Qodobadda 15,74 iyo 83 aad ee Sharciga Badaha ee QM ee lasoo saaray 1982.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa Doodeeda ku saleeyneeysa Hishiis Isfahan ah oo Labada Dowladood ay gaareen 2009 kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda u gudbisay Jawaabteedii dacwaddii muranka Badda ee dowladda Soomaliya ay ug gudbisay maxkamadda Sanadkii 2015. War Qaraal ah oo uu soo saaray Xeer ilaaliyaha guud ee Kenya \u00a0Githu Muigai ayuu ku sheegay in Meesha ay Kenya ka taagan tahay dacwaddii Badda ay tahay sideedii islamarkaan ay jawaabtooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42615,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42612\/revisions\/42615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}