{"id":4261,"date":"2011-11-20T11:42:23","date_gmt":"2011-11-20T11:42:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4261"},"modified":"2011-11-20T11:51:08","modified_gmt":"2011-11-20T11:51:08","slug":"4261","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/4261\/","title":{"rendered":"Raysal Wasaare Gaas oo Maanta booqday suuqa bakaara"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/gaas.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4263\" title=\"gaas\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/gaas.jpeg\" alt=\"\" width=\"131\" height=\"88\" \/><\/a><\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr C\/wali Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiin kale oo katirsan Dawladda KMG ah ayaa maanta boqoday qaybo kamid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>c\/wali\u00a0 Gaas ayaa socod ku maray qaybo kamid ah suuqa Bakaaraha waxaana uu halkaasi ka jeediyey khudbad ku aadan safarkiisa iyo isbedelka ku dhacay suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>Goobaha Raysal wasaarahu booqday ayaa waxaa kamid ah suuqa Bacadlaha oo uu dhar ka iibsaday iyo suuqa Raashinka waxa uuna halkaasi kula hadlay dadkii ku ganacsanaayey.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha oo la hadlay ganacsatada ayaa soo dhoweeyey amniga buuxa ee xilligan ka jira suuqa Bakaaraha oo ah kan ganacsi ee ugu weyn Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dr C\/weli Gaas ayaa booqashada kaddib wuxuu saxaafadda kula hadlay gudaha suuqa bakaaraha, isagoo sheegay in ganacsatada looga baahan yahay inay bixiyaan canshuuraha.<\/p>\n<p>&#8220;Ganacsatada xaq ayay u leeyihiin in ammaankooda la sugo, ganacsatada waxaa lagu leeyahay inuu bixiyo canshuurtii dalku uu ku lahaa,&#8221; ayuu yiri ra&#8217;iisul wasaaraha oo sheegay in dowladdu aysan waxba qaban karin canshuur la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horaysay ee uu Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya uu booqasho ku tago suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo muddo badan ay maamulaayeen Al shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com) Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr C\/wali Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiin kale oo katirsan Dawladda KMG ah ayaa maanta boqoday qaybo kamid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. c\/wali\u00a0 Gaas ayaa socod ku maray qaybo kamid ah suuqa Bakaaraha waxaana uu halkaasi ka jeediyey khudbad ku aadan safarkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4261","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4261"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4270,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4261\/revisions\/4270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}