{"id":42603,"date":"2017-12-19T22:38:04","date_gmt":"2017-12-19T19:38:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42603"},"modified":"2017-12-20T00:31:23","modified_gmt":"2017-12-19T21:31:23","slug":"dagaal-dhexmarey-qoomiyadda-oramada-iyo-soomaalida-oo-ay-ka-hadleen-maamulka-oramadu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/dagaal-dhexmarey-qoomiyadda-oramada-iyo-soomaalida-oo-ay-ka-hadleen-maamulka-oramadu\/","title":{"rendered":"Dagaal DHexmarey Qoomiyadda Oramada iyo Soomaalida oo ay ka Hadleen Maamulka Oramadu."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/oromo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42604\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/oromo1.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/oromo1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/oromo1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay gobolka Oramiya oo lagu magacabo Addisu Arega Kitessa ayaa sheegay in rabshadahii gu dambeeyay ay ka dhasheen Weerarro aargoosi ah oo ay dadka Oramada ku qaadeen degmo ku taalla Oramiya halkaasi oo 32 oo qof oo Soomaali ah lagu dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxuu intaa ku daray in 29 qof oo Oramo ah ay dileen dad Soomaali gobolka Hawi Gudina iyo dagmada Daro Lebu,taasi oo uu sheegay in ay ka dhalatay in Oramada ay qaadaan weeraro aargoosi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakaalada wararka ee Reuters oo soo xiganaysa afhayeenkan maamulka Oromiya ayaa sheegay in dowladda degaanka Oramiya ay ka shaqaynayaan sidii cadaaladda loo horkeeni lahaa dadkii ka dambeeyay dilalka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dhankaooda ku eedeyay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen in ay ahaayeen dad maxaabiis ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa xaqiijiyay in guddi loo saaray arrinta si ay u soo baaraan ka dibna wuxuu sheegay in waxa sharciga uu ka qabo lagu qaadi doono kuwa dembiga uu ku caddaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isku dhacyadani u dhaxeeya Soomaalida iyo Oramada ayaa laga cabsi qabaa in ay wax u dhinto ammaanka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Itoobiya ayaa ah wadanka ugu wayn dhanka dhaqaalaha gobolka waxana ay Itoobiya xiriir dhaw la leedahay wadamada reer galbeedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeen u hadlay gobolka Oramiya oo lagu magacabo Addisu Arega Kitessa ayaa sheegay in rabshadahii gu dambeeyay ay ka dhasheen Weerarro aargoosi ah oo ay dadka Oramada ku qaadeen degmo ku taalla Oramiya halkaasi oo 32 oo qof oo Soomaali ah lagu dilay. Waxuu intaa ku daray in 29 qof oo Oramo ah ay dileen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42603"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42607,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42603\/revisions\/42607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}