{"id":42595,"date":"2017-12-19T03:28:18","date_gmt":"2017-12-19T00:28:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42595"},"modified":"2017-12-19T04:12:37","modified_gmt":"2017-12-19T01:12:37","slug":"qmidoobey-oo-cod-u-qaadaya-goaanka-mareykanka-madaxweynihiisu-ku-sheegey-in-qudus-tahey-caasimadda-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/qmidoobey-oo-cod-u-qaadaya-goaanka-mareykanka-madaxweynihiisu-ku-sheegey-in-qudus-tahey-caasimadda-israaiil\/","title":{"rendered":"Q\/midoobey oo Cod u Qaadaya Go&#8217;aanka Mareykanka Madaxweynihiisu ku Sheegey in Qudus Tahey Caasimadda Israa&#8217;iil."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/QM3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42596\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/QM3.jpg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/QM3.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/QM3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraarkan oo ay soo diyaarisay dowlada Masar ayaa maanta oo Isniin ah cod u qaadaya golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana looga codsanayaa in Golaha wax kama jiraan kasoo qaado go\u2019aankii Donald Trump ku sheegay Quddus inay caasimad u tahay Israel.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraarka ay soo diyaarisay dowlada Masar oo xubin ka ah golahaasi ayaa waxaa taageersan in badan oo ka mid ah Wadamada xubnaha ka ah golaha Amaanka oo ay ku jirto dowlada UK oo iyaduna wax ku darsatay qoraalka rasmiga ah ee Qaraarkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowlada Maraykanka oo iyadu awooda VETO Power ku leh golahaasi ayaa la filayaa in ay awoodooda u adeegsan doonaan in golaha cod u qaado Qaraarkan oo ay taageersan yihiin dalalka Islaamka iyo waliba in badan oo ka mid ah 15ka dal ee xubnaha ka ah golaha Amaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa Qaraarkan lagu sheegay in dhamaan dalalka Caalamka ay tixgeliyaan go\u2019 aanadii hore ee UN-ta uga soo saartay arrinta Falastiin iyo Magaalada Quddus oo loo aqoonsan yahay dhul ay xoog ku qabsatay Israel, isla markaana go\u2019aankii Maraykanka uu yahay wax-kama-jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axadii shalay ayeey mar kale dalalka Islaamka qaarkood ka dhaceen Dibadbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo Israel iyo Maraykanka, waxaana ugu weynaa mudaharaadyo ka dhacay dalalka Turkey iyo Indonesia.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmil.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraarkan oo ay soo diyaarisay dowlada Masar ayaa maanta oo Isniin ah cod u qaadaya golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana looga codsanayaa in Golaha wax kama jiraan kasoo qaado go\u2019aankii Donald Trump ku sheegay Quddus inay caasimad u tahay Israel. Qaraarka ay soo diyaarisay dowlada Masar oo xubin ka ah golahaasi ayaa waxaa taageersan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42598,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42595\/revisions\/42598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}