{"id":42571,"date":"2017-12-17T03:25:03","date_gmt":"2017-12-17T00:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42571"},"modified":"2017-12-17T03:51:20","modified_gmt":"2017-12-17T00:51:20","slug":"kulankii-koowaad-ee-golaha-wasiirada-uu-magacaabey-mweyne-muuse-biixi-oo-qabsoomey-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/kulankii-koowaad-ee-golaha-wasiirada-uu-magacaabey-mweyne-muuse-biixi-oo-qabsoomey-maanta\/","title":{"rendered":"Kulankii Koowaad ee Golaha Wasiirada uu Magacaabey M\/weyne Muuse Biixi oo Qabsoomey Maanta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/golaha-w-soland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42572\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/golaha-w-soland.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/golaha-w-soland.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/golaha-w-soland-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyey la yeeshay golihiisa wasiiradda ee cusub, waxaana shirkaasi laga soo saaray toddoba qodob oo iyaga khuseeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fadhigan golaha wasiiradda waxa ka soo qaybgalay 31 xubnood oo ka mid ah 32 xubnood ee golaha wasiiraddu ka kooban yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu kalfadhigaa ka sheegay in xukuumaddan hiigsigeeda uu\u00a0 saldhig u yihiin Balanqaadyadii\u00a0 iyo Barnaamijkii Xisbigu ku galay ololaha\u00a0 iyo Qorshaha horumarinta Qaran ee labaad (NDPII).<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKulankaa\u00a0 ugu horeeyey oo qaatay muddo saacado ah, wuxuu ahaa kulan isbarasho iyo is xog waraysi. Madaxwaynuhu wuxuu si gaara hoosta uga xariiqay muhiimadda ay leedahay Muwaadinimada wada jirka ummadda aynu masuulka ka nahay, isagoo Golaha faray in juhdi iyo dadaal midaysan loo galo sidii umadda loo midayn lahaa, loogana saari lahaa xanaftii ka dhalatay tartankii ololaha doorashada.\u201dayaa lagu yidhi qoraalka xafiiska madaxweynaha ka soo baxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Dec\/2017121663649014551750749989933.png\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"375\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan waxa laga soo saaray toddobadan qodob oo kala ah:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Waxaa dhamaan golaha lagu dhaariyey inay ilaashaan sirta golaha wasiirada\u00a0 iyo ta qarankaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">2.\u00a0In Golaha Wasiiradu ay diiwaan geliyaan dhammaan hantidooda (guurtada iyo maguurtadaba).<\/p>\n<p align=\"justify\">3.\u00a0In dhammaan Golaha wasiiradu ay keenaan xogta shaqsiga ah ee sharcigu waajibiyey ee\u00a0\u00a0 looga baahan yahay oo dhamays tiran.<\/p>\n<p align=\"justify\">4.In la qabto kulano joogta ah oo la xidhiidha qaabka wada shaqaynta iyo xoojinta shaqada ay wasiiraduhu qaranka u hayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">5.\u00a0In dhammaan gobolada dalku ay u sinnaadaan caddaladda iyo horumarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">6.\u00a0Maadaama ay wasiiradu yihiin masuuliyiin Qaran loona igmaday xil qaran, waa inaan loo arag wasiir qolo, mid qoys iyo mid qabiil toona, sidaas darteedna ay reeban tahay in Wasiiradu ay ka qayb galaan casuumado beelaysan oo Wasiirka ay beeshiisu\u00a0 si gooniya ugu\u00a0 maamuusayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">7.\u00a0In xafladaha xilwareejinta ee mas\u2019uuliyiinta cusubi ay kala wareegayaal mas\u2019uuliyiinta xukuumaddii hore ay reeban tahay in lagu qabto meel ka baxsan xarumaha dawladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyey la yeeshay golihiisa wasiiradda ee cusub, waxaana shirkaasi laga soo saaray toddoba qodob oo iyaga khuseeya. Fadhigan golaha wasiiradda waxa ka soo qaybgalay 31 xubnood oo ka mid ah 32 xubnood ee golaha wasiiraddu ka kooban yihiin. Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu kalfadhigaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42571"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42574,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42571\/revisions\/42574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}