{"id":42542,"date":"2017-12-16T04:40:56","date_gmt":"2017-12-16T01:40:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42542"},"modified":"2017-12-16T04:42:54","modified_gmt":"2017-12-16T01:42:54","slug":"magaalada-laascaanood-oo-caawa-lagu-dilley-nin-gancsade-ahyaa-ka-danbeeyey-dilka-ganacsadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/magaalada-laascaanood-oo-caawa-lagu-dilley-nin-gancsade-ahyaa-ka-danbeeyey-dilka-ganacsadaha\/","title":{"rendered":"Magaalada Laascaanood oo Caawa Lagu Dilley Nin Gancsade ah\/Yaa ka Danbeeyey Dilka Ganacsadaha?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg\" alt=\"\" width=\"1041\" height=\"738\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1041px) 100vw, 1041px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dabley hubaysan ayaa toogasho ku diley Nin ka mid ahaa Ganacsatada Magaalada Laascaanood fiidnimadii caawa isagoo ku sugnaa Bakhaar uu lahaa hortiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dableydan oo aan weli la aqoonsan ayaa Rasaas ku furay ninkan oo lagu magcaabi jirey C\/naasir Cumar Shaacuur, xili uu u kicitimayey masaajidka salaadii cishe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa WARSOM u sheegay in ay maqleen Rasaas aan ka yarayn tobaneeyo. kadibna ay arkeen meydka ganacsadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Rasaastu waxa ay iila ekayd mida qoriga AK47, meeshana xili dadku aad u soconayeen ayay ahayd oo way adkayd in aan aragno cida wax dishey. dadka meesha marayeyna waxaa ay markiiba ku xoomeen ninka&#8221; \u00a0sidaa waxaa tidhi Faadumo Cali oo taagnayd meel aan sidaas uga sii durugsanayn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Booliska oo goor ku dhow xiligii falku dhacay soo gaadhey goobta waxaa ay sheegeen in ay baadhitaan hayaan oo ay ku rajo weyn yihiin gacan ku dhiiglaha in ay soo qabtaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Laascaanood oo sanadihii u danbeeyey ka nabadgashay dilalka noocan ah oo ku badnaan jirey ayaa si aad ah looga dareemayaa suuqyada iyo goobaha caafimaadka oo ay buuxdhaafiyeen dad badan oo xaalada in ay wax ka ogaadaan u baahan, waxaase la eegayaa jawaab celinta ciidanka Booliska.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/lascanood-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley hubaysan ayaa toogasho ku diley Nin ka mid ahaa Ganacsatada Magaalada Laascaanood fiidnimadii caawa isagoo ku sugnaa Bakhaar uu lahaa hortiisa. Dableydan oo aan weli la aqoonsan ayaa Rasaas ku furay ninkan oo lagu magcaabi jirey C\/naasir Cumar Shaacuur, xili uu u kicitimayey masaajidka salaadii cishe. Goob joogayaal ayaa WARSOM u sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42542"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42545,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42542\/revisions\/42545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}