{"id":42525,"date":"2017-12-15T22:41:32","date_gmt":"2017-12-15T19:41:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42525"},"modified":"2017-12-15T22:43:08","modified_gmt":"2017-12-15T19:43:08","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-hadii-saadka-laga-joojiyo-saameyn-weyn-soo-wajaheyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-hadii-saadka-laga-joojiyo-saameyn-weyn-soo-wajaheyso\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo Hadii Saadka laga Joojiyo Saameyn Weyn Soo Wajaheyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/saadka-ciidamada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42526\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/saadka-ciidamada.jpg\" alt=\"\" width=\"911\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/saadka-ciidamada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/saadka-ciidamada-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 911px) 100vw, 911px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixin lagu daabacay Wakaalada Wararka ee\u00a0 Reuters ayaa lagu sheegay\u00a0 in la musuq-maasuqay Saadka looga tala galay ciidamada xoogga dalka Sooomaaliya,taasoo Mareykanka uu ku tilmaamay mid aan la qaadan karin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Genaraal C\/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta go\u2019aanka Mareykanka uu ku sheegay in uu ku joojinayo Saadka uu siin jiray ciidamada xooga dalka Somaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHaddii ay Qorshahan ku dhaqaaqaan Mareykanka waxaa ay saameyn adag ku yeelan doontaa howlgalka ay wadaan ciidamada xoogga dalka ee ku aadan dagaalamayaasha Al-Shabaab\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Genaraal CabdiQaadir Sheekh Cali Diini ayaa waxaa uu soo hadal qaaday Saadka uu sheegtay Mareykanka in uu jarayo, waxaana uu sheegay in Saadka markii horeba uusan aheyn mid la wada siin jiray ciidamada dowladda, laakiin uu ku koobnaa oo kaliya militariga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Talaabada uu Mareykanku kaga joojiyay saadkii uu siin jiray militariga Soomaaliya ayaa la leeyahay waxaa ay dhabar jab weyn ku noqon kartaa nabad-galyada gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo ciidamada AMISOM isku diyaarinayaan in ay ka baxaan Soomaaliya, taasoo la leeyahay waxaa ay awood siin u tahay dagaalamayaasha Al-shabaab oo marka danbe qatar iyo halis dhinaca Amniga ah ku keeni kara dowladdaha dariska ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin lagu daabacay Wakaalada Wararka ee\u00a0 Reuters ayaa lagu sheegay\u00a0 in la musuq-maasuqay Saadka looga tala galay ciidamada xoogga dalka Sooomaaliya,taasoo Mareykanka uu ku tilmaamay mid aan la qaadan karin. Genaraal C\/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta go\u2019aanka Mareykanka uu ku sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42525"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42528,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42525\/revisions\/42528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}