{"id":4252,"date":"2011-11-20T11:07:59","date_gmt":"2011-11-20T11:07:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4252"},"modified":"2011-11-20T11:07:59","modified_gmt":"2011-11-20T11:07:59","slug":"yemen-oo-xukuntay-burcad-badeeda-somali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/yemen-oo-xukuntay-burcad-badeeda-somali-ah\/","title":{"rendered":"Yemen oo xukuntay burcad badeeda Somali ah"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/TAHRIIB.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4253\" title=\"TAHRIIB\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/TAHRIIB.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)Sida ay qortay wakaaladda wararka Yemen Saba Maxkamada sare dambiyada ee dalka Yemen ee fadhigeedu yahay magaalada Mukalla ee gobolka Xadramuud ayaa waxa ay xukun garaya 10-sano ku riday 10-qof oo u dhashay dalka Soomaaliya kuwaasi oo ay ku eedeysay maxkamada in ay ahaayeen burcad badeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka ee dalkasi Yemen ee Saba ayaa waxa ay sheegtey in raggaani ay si gaar ah falal burcad badeednimo ah ugu geyteen biyaha Yemen, iyadoo maxkamadda ay sheegtay in ay qal qalgaliyaan maraakiibtii ganacsi ee ku soojeeday dalka Yemen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa waxa ay sheegtay in raggaani baaritaano lagu sameeyey ka dib lagu helay dacwadan, waxaana ay ka dhawaajisay maxkamadda in dhalinyaro kale\u00a0 haatan gacanta lagu hayo baaritaanana lagu wado.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Badda Gacanka Cadmeed ayaa waxaa sanadkii isticmaala in ka badan 25-kun oo maraakiib ganacsi ah kuwaasi oo laga leeyahay caalamka mana ahan markii ugu horeysay oo Yemen ay xukun ku riddo Burcad badeed<em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya warsom.com<br \/>\n<\/em>&nbsp;<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)Sida ay qortay wakaaladda wararka Yemen Saba Maxkamada sare dambiyada ee dalka Yemen ee fadhigeedu yahay magaalada Mukalla ee gobolka Xadramuud ayaa waxa ay xukun garaya 10-sano ku riday 10-qof oo u dhashay dalka Soomaaliya kuwaasi oo ay ku eedeysay maxkamada in ay ahaayeen burcad badeed. &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wakaaladda Wararka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4252","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4257,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4252\/revisions\/4257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}