{"id":42498,"date":"2017-12-14T23:09:17","date_gmt":"2017-12-14T20:09:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42498"},"modified":"2017-12-15T01:50:52","modified_gmt":"2017-12-14T22:50:52","slug":"mooshin-la-sheegey-in-uu-ka-dhan-ahaa-mweyne-farmaajo-oo-xildhibaan-barlamaanka-ka-tirsan-sheegey-in-uu-ka-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/mooshin-la-sheegey-in-uu-ka-dhan-ahaa-mweyne-farmaajo-oo-xildhibaan-barlamaanka-ka-tirsan-sheegey-in-uu-ka-laabtey\/","title":{"rendered":"Mooshin La Sheegey in uu ka Dhan ahaa M\/weyne Farmaajo oo Xildhibaan Barlamaanka Ka Tirsan sheegey in uu ka Laabtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/xildhiban-moshin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42499\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/xildhiban-moshin.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"797\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/xildhiban-moshin.jpg 534w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/xildhiban-moshin-300x250.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya saxiixeen mooshin ka dhan madaxda sre ee dowladda, ayaa markii ugu horeysay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka waxaa uu sheegay in uu laabtay mooshin uu horay u saxiixay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamananka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ka baxay mooshin laga waday madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaddib markii uu arkay sida uu hadalka u dhigay daacadnimada iyo qalbi wanaaga madaxweynaha, hormaradda la sameynayo iyo daruufaha ku hareereysan dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan halkan ka cadeynayaa in aan dib uga laabtay Mooshinka aan saxiixay saddex cisho ka hor oo ku deg degay, waxaa uga laabtay markii aan arkay duruufaha uu dalka ku jiro, gaar ahaan, amniga, dhaqaalaha, iyo qalbi wanaaga Madaxweynaha\u201dayuu yiri Xildhibaan Shaacir.<\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x7yVVHhF0c0\" width=\"300\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka ayaa sheegay in markii hore aysan jirin cid ku qasabtay in uu mooshinka saxiixo, haddana uu dib uga laabtay isaga oo aysan jirin cid kale oo ku cadaadisay go&#8217;aanka uu qaatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka xildhibaanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo sheega in uu jiro mooshin ka dhan ah madaxweynaha oo ay wadaan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42451\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya saxiixeen mooshin ka dhan madaxda sre ee dowladda, ayaa markii ugu horeysay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka waxaa uu sheegay in uu laabtay mooshin uu horay u saxiixay. Xildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamananka Soomaaliya ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42498"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42501,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42498\/revisions\/42501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}