{"id":42472,"date":"2017-12-14T01:51:50","date_gmt":"2017-12-13T22:51:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42472"},"modified":"2017-12-14T01:52:14","modified_gmt":"2017-12-13T22:52:14","slug":"miizaaniyadda-sanadka-2018ka-oo-xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya-ansixiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/miizaaniyadda-sanadka-2018ka-oo-xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya-ansixiyeen\/","title":{"rendered":"Miizaaniyadda Sanadka 2018ka oo Xildhibaanada Barlamaanka Federalka Soomaaliya Ansixiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ansixin-miizaaniyad-2018.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ansixin-miizaaniyad-2018.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"629\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ansixin-miizaaniyad-2018.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/ansixin-miizaaniyad-2018-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka yeesheen Miisaaniyadda oo ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka Baarlamaanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C\/wali Ibraahim Muudey ayaa waxaa soo xaadirtay 164 Xildhibaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dood Xildhibaanada ka yeesheen Miisaaniyaddan oo dhowaan Guddiga Maaliyadda warbixin ka soo diyaariyay ayaa ugu dambeyn cod gacan taag loo qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C\/wali Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay natiijada codka, waxaana uu xusay in 162 Mudane ay ogolaatay, waxaa ka aamusay 1 Xildhibaan, halka xildhibaan kalana uu diiday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Maaliyadda C\/raxmaan Ducaale Beyle oo markii la ansixiyay ka hadlay ayaa soo dhoweeyay ansixinta Miisaaniyadda, isagoo ku tilmaamay tallaabo wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyadda 2018 ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaareysa lacag dhan $274,640,191 (labo boqol iyo toddobaadan iyo afar Milyan, lix boqol iyo afartan kun, boqol iyo sagaashan kow dollar).<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyaddii hore ayaa ahayd 260 milyan, Farqiga u dhaxeeya labada miisaaniyadood ee 2017 iyo tan cusub ee 2018 ayaa ah 14 milyan oo micnaheedu yahay 5.63% ayaa ku korortay Miisaaniyada cusub ee 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42451\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka yeesheen Miisaaniyadda oo ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada. Kulanka Baarlamaanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C\/wali Ibraahim Muudey ayaa waxaa soo xaadirtay 164 Xildhibaan. Dood Xildhibaanada ka yeesheen Miisaaniyaddan oo dhowaan Guddiga Maaliyadda warbixin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42472"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42472\/revisions\/42475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}