{"id":42466,"date":"2017-12-13T22:18:25","date_gmt":"2017-12-13T19:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42466"},"modified":"2017-12-13T22:20:12","modified_gmt":"2017-12-13T19:20:12","slug":"magaalada-istanbuul-ee-dalka-turkiga-oo-ka-furmayo-shirka-iskaashiga-dalalka-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/magaalada-istanbuul-ee-dalka-turkiga-oo-ka-furmayo-shirka-iskaashiga-dalalka-islaamka\/","title":{"rendered":"Magaalada Istanbuul ee Dalka TURKIGA oo ka Furmayo Shirka Iskaashiga Dalalka Islaamka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/iskaashiga-islaamka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/iskaashiga-islaamka.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/iskaashiga-islaamka.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/iskaashiga-islaamka-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), kaasi oo uu ku dhawaaqay 6-dii bishan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka ( OIC ), iyaga oo uga hadli doona xaalada magaalada Barakeysan ee Quddus.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Isniintii gelinkii dambe ka amba baxay Muqdisho ayaa Soomaaliya ku metelaya shirkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ayaa si Gaar ah salka ugu haya arrimaha ka soo kordhay magaalada Barakeysan Al-Qudus iyo sidii dalalka Muslimka ah ay go\u2019aan mideysan uga qaadan lahaayen arrinkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Arbacadii ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Isra\u2019iil waxaa uu kiciyey fal cellino caro leh oo ka yimid beesha caalamka iyo dunida Carabta kaasi oo lagu diidayo go\u2019aankani.o saartay tallaabada Mareykanka uu Magaalada Qudus ee dhulka Falastiiniyiinta ugu aqoonsaday inay tahay caasimadda Israel ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay go\u2019aanka xasaasiga ah ee uu qaatay Madaxweyne Donald Trump, waxayna ugu b<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya, oo 8-dii bishan bayaan ka soaaqday in uu ka fiirsado halista uu go\u2019aankani ku yeelan karo mustaqbalka Bariga Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42451\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), kaasi oo uu ku dhawaaqay 6-dii bishan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogen. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka ( OIC ), iyaga oo uga hadli doona xaalada magaalada Barakeysan ee Quddus. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42466"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42469,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42466\/revisions\/42469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}