{"id":42450,"date":"2017-12-13T03:58:06","date_gmt":"2017-12-13T00:58:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42450"},"modified":"2017-12-13T03:58:20","modified_gmt":"2017-12-13T00:58:20","slug":"qudus-in-ay-caasimad-u-noqoto-israaiil-oo-midawga-yurub-ku-gacan-sayrey-diideyna-goaanka-mweynaha-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/qudus-in-ay-caasimad-u-noqoto-israaiil-oo-midawga-yurub-ku-gacan-sayrey-diideyna-goaanka-mweynaha-mareykanka\/","title":{"rendered":"Qudus in ay Caasimad u Noqoto Israa&#8217;iil oo Midawga Yurub ku Gacan Sayrey Diideyna Go&#8217;aanka M\/weynaha Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/m-yurub1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/m-yurub1.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/m-yurub1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/m-yurub1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Midowga Yurub ayaa ku gacan seyray dalabka ah in Quddus loo aqoonsado in ay noqonto caasimada Israa\u2019iil kaddib go\u2019aankii dhawaan uu arrintaan ka qaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa Siyaasada Midowga Yurub Federica \u00a0ayaa hadalka ka sheegtay kaddib \u00a0kulan ay la qaadatay ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu, oo doonayay in EU ay taageerto go&#8217;aankii Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimaddooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">tallaabadii madaxweyne Trump waxaa ka dhashay caro iyo dhalleeceyn caalami ah. Dalalka Islaamka ayaa si adag u dhalleeceeyay tallaabadaasi uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ms Mogherini, oo ka hadlaysay shir jaraa&#8217;id oo si wada jir ah Brussels ugu wada qateen ayada iyo Netanyahu, ayaa tilmaamtay in midowga Yurub uu sii wadayo in uu aqoonsado &#8220;go&#8217;aanka caalamiga ah&#8221; ee Qudus ku saabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waa in aan dhahaa in Ra&#8217;iisul wasaare Netanyahu uu ka arkay wasiirada in Midowga Yurub u dhan yahay arrintan. Xalka keliya ee suuragalka ah ee dagaalka loo helo, waa midka dhexmaraya Israa&#8217;iil iyo Falastiin, kuna saleysan laba dal oo caasimad ay u tahay Quddus.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;EU iyo dalalka xubnaha ka ah waxay xushmeynayaan go&#8217;aanka caalamiga ah ee Quddus illaa xal laga gaarayo khilaafka goobaha barakeysan, oo loo marro wadahadal toos ah oo ay yeeshaan labada dhinac&#8221;.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Trump ayaa waxaa ka hor yimid madaxda dowladdo badan oo caalamka ah iyo Ururro Caalami ah oo ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Trump mid sii hurineysa colaada markii horeba ka aloosneyd Bariga Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42451\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Midowga Yurub ayaa ku gacan seyray dalabka ah in Quddus loo aqoonsado in ay noqonto caasimada Israa\u2019iil kaddib go\u2019aankii dhawaan uu arrintaan ka qaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Madaxa Siyaasada Midowga Yurub Federica \u00a0ayaa hadalka ka sheegtay kaddib \u00a0kulan ay la qaadatay ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu, oo doonayay in EU ay taageerto go&#8217;aankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42450"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42457,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42450\/revisions\/42457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}