{"id":42442,"date":"2017-12-13T03:30:12","date_gmt":"2017-12-13T00:30:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42442"},"modified":"2017-12-13T03:30:46","modified_gmt":"2017-12-13T00:30:46","slug":"guddiga-maaliyadda-barlamaanka-soomaaliya-oo-warbixin-kasoo-saarey-miizaaniyadda-sanadka-2018ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/guddiga-maaliyadda-barlamaanka-soomaaliya-oo-warbixin-kasoo-saarey-miizaaniyadda-sanadka-2018ka\/","title":{"rendered":"Guddiga Maaliyadda Barlamaanka Soomaaliya oo Warbixin kasoo Saarey Miizaaniyadda Sanadka 2018ka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-maaliyadda-brlamaanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42443\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-maaliyadda-brlamaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"609\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-maaliyadda-brlamaanka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-maaliyadda-brlamaanka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin ka keenaan Miisaaniyadda sanadka 2018, oo dhawaan ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda, isla markaana ay ansixiyeen Golaha Wasiirada waxaana miisaaniyadda oo la mariyay akhrinta labaad ayaa la filayaa in Xildhibaanada ay ka yeeshaan dood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa Guddigu dalbaday in Wasaaradda Maaliyadda ay cadeyso 14 milyan oo lagu kordhiyay Miisaaniyaddii sanadkii 2017, isla markaana la keeno halka ay ku baxeyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyadda sanadka 2018 ayaa waxaa 43% lagu saleeyay deeqaha dibadda, taasoo Guddiga sheegay in aan la xaqiijin karin, halka 57% dakhliga gudaha uu yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSaadaasha Dakhliga gudaha ee dalka guud ahaan waa $156 Malyan oo u dhiganta 57% halka ay saadaasha dakhliga dibaddu tahay $118.6 Malyan oo u dhiganta 43% haddaba taasi waxaa ay muujinaysaa in aan la xaqiijin karin hal kudhigga Miisaaniyadda 2018 oo ah \u201cku tiirsanaanta dhaqaalaheena\u201d Maadaama ku talagalka deeqaha dibadda ee Miisaaniyadda 2018 ay aad u sareeyso\u201dayaa lagu yiri Warbixinta Guddiga Maaliyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta ayaa siddoo kale lagu sheegay in dalalka Turkey, Sacuudiga iyo Qatar laga filanayo lacag gaareysa 62,360,000, taasoo qeyb ka ah miisaaniyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Maaliyadda ayaa sheegay in miisaaniyadda cusub ee 2018 aan lagu soo darin mushaaraadka Xildhibaanadii Baarlamaankii 9aad 5-tii bilood ee mushaarkda ka maqnaa iyo xuquuqda shaqaalaha, waxaana Guddiga uu ku baaqay in lagu soo daro miisaaniyadda cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu kaloo Guddiga sheegay in qoondada Miisaaniyadda 2017 la go\u2019aamiyay in gunnada Ciidamada aan darajada wax ku qaadan lagu kordhiyo $50 bil walba, laga bilaabo November 2017, balse qoondada ciidamada ee miisaaniyadda 2017 ay Wasaaradda Maaliyadda ka reebtay kororsiimadaas $50 ee uu Baarlamaanka ansixiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyadda 2018 ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaareysa lacag dhan $274,640,191 (labo boqol iyo toddobaadan iyo afar Milyan, lix boqol iyo afartan kun, boqol iyo sagaashan kow dollar).<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyaddii hore ayaa ahayd 260 milyan, Farqiga u dhaxeeya labada miisaaniyadood ee 2017 iyo tan cusub ee 2018 ayaa ah 14 milyan oo micnaheedu yahay 5.63% ayaa ku korortay Miisaaniyada cusub ee 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin ka keenaan Miisaaniyadda sanadka 2018, oo dhawaan ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda, isla markaana ay ansixiyeen Golaha Wasiirada waxaana miisaaniyadda oo la mariyay akhrinta labaad ayaa la filayaa in Xildhibaanada ay ka yeeshaan dood. Waxaa Guddigu dalbaday in Wasaaradda Maaliyadda ay cadeyso 14 milyan oo lagu kordhiyay Miisaaniyaddii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42442"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42445,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42442\/revisions\/42445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}