{"id":42438,"date":"2017-12-13T03:20:49","date_gmt":"2017-12-13T00:20:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42438"},"modified":"2017-12-13T03:21:22","modified_gmt":"2017-12-13T00:21:22","slug":"maamul-goboleedka-puntland-oo-uu-gaarey-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/maamul-goboleedka-puntland-oo-uu-gaarey-taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Puntland oo uu Gaarey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/taliyaha-ciidanka-xoogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/taliyaha-ciidanka-xoogga.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"587\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/taliyaha-ciidanka-xoogga.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/taliyaha-ciidanka-xoogga-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaalyeed \u00a0S\/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo saraakiil sare ayaa shalay gaaray Magaalada Garoowe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka dayuuradaha Garoowe ku soo dhoweeyey taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Difaaca Puntland Gen. Siciid Maxammed Xirsi (Siciid Dheere), hooggaanka ciidamada Daraawiishta iyo saraakiil ka socotay Taliska ciidamada Xoogga dalka ee deegaannada puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gen. Siciid Dheere oo sheegay in Puntland tahay halka ugu ballaaran Soomaaliya oo nabadda iyo xasiloonida ka jirto, isagoo tilmaamay inuu maqsuud ka yahay imaanshaha taliye Gorod, islamarkaaana ay si gaar ah ugu qiimeyn doonaan taariikhda in markii la magacaabay durbadiiba Puntland soo booqday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S\/Gaas Cabdiweli jaamac Xuseen Gorod ayaa dhankiisa ka mahadceliyey soo dhoweynta loo sameeyey, wuxuuna sheegay in isaga iyo wefdigiisu Puntlnad u yimaadeen sidii ay ula kulmi lahaayeen ciidan gaaraya 2400 askari oo dhowaan Puntland ku wareejisay dowladda Soomaaliya, \u00a0mid noqday ciidamada Xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye Gorod ayaa sidoo kale sheegay in uu la kulmi doono madaxda Puntland iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, islamarkaana uga sii gudbayo dhinaca gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaalyeed \u00a0S\/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo saraakiil sare ayaa shalay gaaray Magaalada Garoowe. Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka dayuuradaha Garoowe ku soo dhoweeyey taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Difaaca Puntland Gen. Siciid Maxammed Xirsi (Siciid Dheere), hooggaanka ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42438"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42441,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42438\/revisions\/42441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}