{"id":42423,"date":"2017-12-12T01:36:55","date_gmt":"2017-12-11T22:36:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42423"},"modified":"2017-12-12T01:44:15","modified_gmt":"2017-12-11T22:44:15","slug":"somaliland-oo-hayadda-la-dagaalanka-musuq-maasuqa-ee-aac-sheegtey-in-musuq-baahsani-slnd-ka-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/somaliland-oo-hayadda-la-dagaalanka-musuq-maasuqa-ee-aac-sheegtey-in-musuq-baahsani-slnd-ka-jiro\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Hay&#8217;adda la Dagaalanka Musuq Maasuqa ee AAC Sheegtey in Musuq Baahsani SLND ka jiro."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/aac.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/aac.jpg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"1168\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/aac.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/aac-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 825px) 100vw, 825px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ragaadisay musuqmaasuq baahsan, taas oo sababtay in cid kasta gungurayso inay xil ka qabato si uu dhaqaale uga urursado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019ad amdaxa banaan la dagaalanka musuqmaasuqa (AAC ) oo fadhigooddu yahay magaaladda Berbera ee gobolka Saaxil ayaa sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland,isla markaana siyaabo kala duwan uu u dhaco musuqmaasuqaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSomaliland waxaa ragaadiyey oo naafeeyey horumarkeeddi bulsho iyo keedi dhaqaalaba aafada musuqmaasuqa oo xalaal ka dhex noqotay hay\u2019adaha dawladda ee kala duwan, iyadoo musuqmaasuqu noqday wax aan layskula yaabin balse loo tartamo oo laysku amaano.\u201dayaa lagu yidhi war-saxaafadeed uu ku saxeexna madxa hay\u2019adan madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana intaas ku dareen \u201cWaxa jirta in madaxdda dawladu iyadoo aan la ogayn hantidd gaarka ah ee ay leeyihiin xil loo dhiibo, isla markaana iyadoon lala xisaabtamin xilka laga qaado ama ay iskood iskaga casilaan, taas oo qayb weyn ku leh in lagu dhiirado xilalka dawalda si looga faa\u2019iidaysto.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta Somaliland inkastoo aynu gaadhnay horumar nabadgalyo oo baaxad leh mid kala dambayn maamul iyo horumar xadidan oo dhinaca dhaqaaalah ah hadana waxaynu safka hore kaga jirnaa wadamada uu ragaadiyey, isla markaaana uu curyaamiyey musuqmaasuqa iyo maamul xumadu, iyadoo aanay jirin cid xil iska saartay in aafadan wax laga qabto lana diyaarin siyaasada cad oo laga leeyahay la dagaalanka cudurkan khadarta badan ee sida xawliga ah ugu dhex faafaya nidaamka dawladnimada e wadanka.\u201dayuu yidhi Cabdnaasir Maxamed Xuseen oo ah gudoomiyaha hay\u2019adan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019addan madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa waxay qoraalkeedan ku sooo gabogabaysay in dawladdan cusub si weyn ugu rajo weyn yihiin inay wax ka qaban doonto musuqmaasuqa,isla markaana ka duwanaan doonto dawladihii hore Somaliland soo maray.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ragaadisay musuqmaasuq baahsan, taas oo sababtay in cid kasta gungurayso inay xil ka qabato si uu dhaqaale uga urursado. Hay\u2019ad amdaxa banaan la dagaalanka musuqmaasuqa (AAC ) oo fadhigooddu yahay magaaladda Berbera ee gobolka Saaxil ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42423"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42426,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42423\/revisions\/42426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}