{"id":42420,"date":"2017-12-12T01:25:06","date_gmt":"2017-12-11T22:25:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42420"},"modified":"2017-12-12T01:25:23","modified_gmt":"2017-12-11T22:25:23","slug":"jaamacadda-siu-ardey-ka-qalin-jebineysey-oo-guddomiyaaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-jawaari-ka-qayb-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/jaamacadda-siu-ardey-ka-qalin-jebineysey-oo-guddomiyaaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-jawaari-ka-qayb-galey\/","title":{"rendered":"Jaamacadda SIU Ardey ka Qalin jebineysey oo Guddomiyaaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya Jawaari Ka Qayb galey."},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/siu-jamacad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42421\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/siu-jamacad.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/siu-jamacad.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/siu-jamacad-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/siu-jamacad-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 558 Arday oo ka baxay Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"p1\" align=\"justify\">Munaasabadan oo hab maamuuskeedu aad u sareysay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Dahir Cusmaan, Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Shaafici Diiriye Cabdi, maamulka, macalimiinta Jaamacadda, madax ka socotay Jaamacadaha Makerere iyo Kenyatta ee Kampala iyo Nairobi, xubno ka tirsan Goloha shacabka, Guddoonka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p class=\"p1\" align=\"justify\">Ardayda ayaa ka qalin jebiyay illaa afar kuliyadood oo kala ah Kuliyaddaha Culuumta Caafimaadka, Ganacsiga, Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada iyo Bani\u2019aadanimada.<\/p>\n<p class=\"p1\" align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku booriyay Ardayda ka qalin jebisay Jaamacadda inay sii wadaan waxbarashadooda illaa ay heerarka ugu sareeya ka gaarayaan.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">\u201cHadda waxaa idiin bilaabatay Jaamacadda aad ka soo baxday mid ka weyn, waxaa idiin bilaabatay Jaamacadda nolosha aduunka, maadaama aad waxbarateen waxaa la idinka rabaa in aad dalkiina wax u qabtaan, waan in aad idinku shaqooyin abuurataan (Self-employment\u201dayuu yiri Guddoomiye Jawaari.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">Dhanka kale, Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Shaafici Diiriye Cabdi ayaa Mahadcelin ballaaran u jeediyay ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda iyo waalidiintooba.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">Gudoomiyaha ayaa ardayda ku dhiiri galiyay in ay bulshadda ugu faa\u2019iideeyaan cilmiga iyo khibradaha ay ka barteen intii ay jaamacadda dhiganayeen.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">\u201cMaanta waad qalin jabiseen, laakiin waxaa idin horyaala mas\u2019uuliyada adag oo ay ka mid yihiin in aad ku shaqaystaan xirfadaha aad barateen, bulshaddana wax ku soo kordhisaan\u201dayuu yiri Guddoomiyaha Jaamacadda.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">Aqoonyahanada ka socday Jaamacaddaha dibadda ee ka soo qeyb galay Munaasabadda qalin jebinta waxaa ka mid ahaa Hajjat Fatumah Nakatudde, Dr Apiyo Paska, Prof. William Ogara iyo Pro David Minji.<\/p>\n<p class=\"p2\" align=\"justify\">Maamulka Jaamacadda iyo Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo mas\u2019uuliyiintii ka qeyb galay munaasabadda ayaa shahaado guddoonsiiyay ardayda qalin jebisay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 558 Arday oo ka baxay Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo hab maamuuskeedu aad u sareysay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Dahir Cusmaan, Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Shaafici Diiriye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42422,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42420\/revisions\/42422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}